Wararka Maanta

Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay in nabad laga dhaliyo xaalada magaalada Ceerigaabo

Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay in nabad laga dhaliyo xaalada magaalada Ceerigaabo

JAN 31, 2025

 Jimco, January 31, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni, ayaa ku baaqay in xaalada magaalada Ceerigaabo lagu xaliyo si na...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Denjirayaal cusub

Madaxweyne Xasan Sheekh Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Denjirayaal cusub

JAN 31, 2025

Jimco, January 31, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan She...

Warkii oo dhan »
Sheekh Shariif oo James Swan kala hadlay muranka ka taagan hanaanka Doorashooyinka Dalka

Sheekh Shariif oo James Swan kala hadlay muranka ka taagan hanaanka Doorashooyinka Dalka

JAN 31, 2025

 Jimco, January 31, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran, Shariif Sheekh Axmed, ayaa kulan la qaa...

Warkii oo dhan »
SSC Khaatumo oo sheegtay inay khasaare gaadhsiiyeen ciidamada Somaliland dagaalkii shalay

SSC Khaatumo oo sheegtay inay khasaare gaadhsiiyeen ciidamada Somaliland dagaalkii shalay

JAN 31, 2025

 Jimco, January 31, 2025 (HOL) - Maamulka SSC Khaatumo ayaa sheegay inay khasaare culus gaadhsiiyeen ciidamada Somaliland, kaddib dagaalkii shala...

Warkii oo dhan »
Muqdisho oo laga daah duray qorshaha sahminta goobaha diiwangelinta iyo Codbixinta Doorashooyinka

Muqdisho oo laga daah duray qorshaha sahminta goobaha diiwangelinta iyo Codbixinta Doorashooyinka

JAN 31, 2025

Jimco, January 31, 2025 (HOL) - Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo ay wehliyaan xubnaha G...

Warkii oo dhan »
Soomaali ku xirneyd Xabsi ku yaala Libya oo laga soo badbaadiyay gacanta magafayaasha

Soomaali ku xirneyd Xabsi ku yaala Libya oo laga soo badbaadiyay gacanta magafayaasha

JAN 31, 2025

 Jimco, January 31, 2025 (HOL) - Waaxda dambi baarista ee Liibiya ayaa u suurtagashay in ay soo badbaadiyaan 263 muhaajiriin si sharci-darro ah k...

Warkii oo dhan »
Puntland oo keensatay qalab ay kula dagaalamayso diyaaradaha qaraxyada ay kusoo xiraan kooxda Daacish

Puntland oo keensatay qalab ay kula dagaalamayso diyaaradaha qaraxyada ay kusoo xiraan kooxda Daacish

JAN 30, 2025

 Khamiis, January 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegtay inay keensadeen qalab casri ah oo ciidamada Puntla...

Warkii oo dhan »
Wararkii ugu dambeeyay dagaalo culus oo maanta ka dhacay gobolka Hiiraan

Wararkii ugu dambeeyay dagaalo culus oo maanta ka dhacay gobolka Hiiraan

JAN 30, 2025

 Khamiis, January 30, 2025 (HOL) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada deegaanka ayaa gabal dhacii maanta si rasmi ah ula wareegay ...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo Imaaraadka Carabta kala hadashay soo saarista shidaalka iyo macdanta

Somaliland oo Imaaraadka Carabta kala hadashay soo saarista shidaalka iyo macdanta

JAN 30, 2025

 Khamiis, January 30, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa Imaaraadka Carabta kala hadashay soo saarista shidaalka iyo macdanta Somaliland, iy...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo saartay digniino adag oo ku socda hay'addaha Maxaliga iyo kuwa Caalamiga ah

Dowladda Fedaraalka oo saartay digniino adag oo ku socda hay'addaha Maxaliga iyo kuwa Caalamiga ah

JAN 30, 2025

 Khamiis, January 30, 2025 (HOL) - Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro culu...

Warkii oo dhan »