Wararka Maanta
Wasiir Juxa: Puntland nacayb gaar ah uma qabto dadka ajaanibta ee kasoo jeeda Itoobiya
Sabti, February 1, 2025 (HOL) - Dowlad goboleedka Puntland ayaa si cad u beenyay inay bartilmaameed gaar ah ka dhiganayaan ajaanibta Itoobiyaank...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo Trump ka codsaday in aanu ciidamadiisa ka saarin Soomaaliya
Sabti, February 1, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka codsaday Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, in aanu ...
Warkii oo dhan »Hoggaamiye Cali Jeyte oo sheegay in Ajaaniib badan ku dileen dagaalo ka dhacay gobolka Hiiraan
Sabti, February 1, 2025 (HOL) - Ergayga Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ciidamada difaaca deegaanka Cali Jeyte ...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka oo cadeeysay sababtii ka dambeeysay muddo kordhintii loo sameeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka
Sabti, February 1, 2025 (HOL) - Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo ka qeyb galay kulan ay Suxufiyiinta ka howlgasha W...
Warkii oo dhan »Puntland oo ka mamnuucday saxaafadda inay la xiriiraan Kooxda Daacish
Sabti, February 1, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa saxaafadda ka mamnuucay inay xiriir la sameeyaan kooxda Daacish, oo ay Puntland kula daga...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh: Waxa jira dad ku xeeran Trump oo raba in uu Somaliland aqoonsado
Jimco, January 31, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in ay jiraan dadaallo ka socda Maraykanka oo lagu d...
Warkii oo dhan »Wararkii ugu dambeeyay dagaalo qaraar oo maanta ka dhacay gobolka Hiiraan
Jimco, January 31, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo qaraar oo maanta ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka iyo Al-...
Warkii oo dhan »Beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli oo Go'aan Kasoo Saaray Xaaladda Ceerigaabo
Jimco, January 31, 2025 (HOL) - Beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli, oo shir maalmahan uga socday degmada Badhan ee gobolka Sanaag, ayaa soo saar...
Warkii oo dhan »Dagaal culus oo goordhaw dib uga bilaawday deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan
Jimco, January 31, 2025 (HOL) - Dagaal aad u xoogan oo u dhaxeeya ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ee loo yaqaano Macawiisley...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Japan oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga Amniga
Jimco, January 31, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa kul...
Warkii oo dhan »