Wararka Maanta
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo oo soo dhoweeyay baaqa wada tashiga nabadeed ee Madaxweyne Xasan Sheekh
Isniin, Maarso 31, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku tilmaamay Baaqa ku saabsan qabsoomidda shir...
Warkii oo dhan »Ra'iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Rooble iyo Shirdoon oo soo dhoweeyay wada tashiga nabadeed ee uu ku baaqay Madaxweynaha
Isniin, Maarso 31, 2025 (HOL) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo gogosha wadatashi ...
Warkii oo dhan »Sheekh Shariif, Xasan Cali Kheyre iyo Cabdiraxman Cabdishakuur oo soo dhoweeyay gogosha wada hadal ee uu ku baaqay Madaxweynaha
Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - War saxaafadeed ay soo saareen Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasa...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo soo dhoweysay wadahadalka uu ku baaqay madaxweyne Xasan Sheikh iyo Puntland oo ka gaabsatay
Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si diiran u soo dhoweeyay baa...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo la ciiday kumanaan Shacab kuna baaqay inay dhexdooda is caawiyaan
Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka I...
Warkii oo dhan »In ka badan 100 maxbuus oo cafis madaxweyne looga sii daayay Xabsiyo ku yaala Muqdisho
Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Ilaa 114 Maxaabiis ah oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala gudaha magaalada Muqdisho ayaa lagu sii daayay cafis madaxweyn...
Warkii oo dhan »Somaliland oo si la mid ah Dunida Islaamka si Weyn Looga Xusay Munaasibadda Ciiddul Fitriga
Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Dadweynaha Somaliland ayaa si weyn u dabaaldagay munaasabadda Ciiddul Fitriga, iyaga oo isugu soo baxay masaajidad...
Warkii oo dhan »Maalinta koowaad ee Ciida Soonfureed oo loo dabaal degayo iyo Magaalooyin ka tirsan Soomaaliya oo laga Sooman yahay
Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Waxaa maanta inta badan laga Ciidayaa dunida Muslimka ah maalinta koowaad ee Ciidul fitriga kadib markii xalay lag...
Warkii oo dhan »Raysal Wasaare Xamse oo Maanta Salaadda Ciida kula Tukaday deegaanka Nambar 50 Shacab iyo Ciidan
Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi B...
Warkii oo dhan »Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo sheegay in askarigii furimaha dagaalka kasoo baxa la toogan doono
Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeya Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadam ayaa sheegay in la xisaabtan dhab ah...
Warkii oo dhan »