Wararka Maanta

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Soomaaliya ayna heshiis ku geli karin Dekedda Berbera

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Soomaaliya ayna heshiis ku geli karin Dekedda Berbera

MAR 30, 2025

Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Soomaaliya ayna ka talin Berbera, isla ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheikh oo gogol u fidiyay siyaasiyiinta iyo dadka ka aragtida duwan

Madaxweyne Xasan Sheikh oo gogol u fidiyay siyaasiyiinta iyo dadka ka aragtida duwan

MAR 30, 2025

 Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gogol u fidiyay siyaasiyiinta iyo dadka ar...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo sheegtay in Puntland ay  ku lug leedahay budhcad-badeedda iyo kooxaha xagjirka ah

Somaliland oo sheegtay in Puntland ay ku lug leedahay budhcad-badeedda iyo kooxaha xagjirka ah

MAR 30, 2025

 Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland, oo iska difaacday eeddo ay Puntland ku sheegtay in uu xidhiidh ka dhexeeyo kooxaha xagjirka...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay maalinta berito tahay maalin ciid ah

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay maalinta berito tahay maalin ciid ah

MAR 29, 2025

 Sabti, Maarso 29, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqday in maalinta Berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal ee c...

Warkii oo dhan »
Dowladda Sacuudiga oo shaacisay in la arkay Bisha Soonfur

Dowladda Sacuudiga oo shaacisay in la arkay Bisha Soonfur

MAR 29, 2025

 Sabti, Maarso 29, 2025 (HOL) - Maxkamadda sare ee Sacuudiga ayaa si rasmi ah waxa ay u shaacisay in maalinta berrito oo ay taariikhda ku beegan ...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo ogaatay magaca hoggaamiyaha kooxda Daacish

Qaramada Midoobay oo ogaatay magaca hoggaamiyaha kooxda Daacish

MAR 29, 2025

 Sabti, Maarso 29, 2025 (HOL) - Warbixin ay soo saartay kooxda kormeerka cunaqabateynta ee Qaramada Midoobay, ayaa daaha ka qaaday in ay jirto ka...

Warkii oo dhan »
Madaxtooyada Soomaaliya oo sannadkii 8aad ciidsiin u sameeyneesa Agoonta Wariyeyaashii la dilay

Madaxtooyada Soomaaliya oo sannadkii 8aad ciidsiin u sameeyneesa Agoonta Wariyeyaashii la dilay

MAR 29, 2025

 Sabti, Maarso 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa kafaalad qaaday ciid siinta 111 Caruur agoon ah oo ay ifka kaga tageen ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo faahfaahin ka bixisay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay labada gobol ee Shabeellooyinka

Dowladda Federaalka oo faahfaahin ka bixisay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay labada gobol ee Shabeellooyinka

MAR 29, 2025

 Sabti, Maarso 29, 2025 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id W...

Warkii oo dhan »
Somaliland: Maraykanku waxa uu noqonayaa dalka ugu horeeya ee aqoonsada Somaliland

Somaliland: Maraykanku waxa uu noqonayaa dalka ugu horeeya ee aqoonsada Somaliland

MAR 29, 2025

 Sabti, Maarso 29, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in waraaqda la sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu dekedaha ku siiyay Maray...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo duqayn culus ku garaacay Togga Miiraale oo kamid ah meelaha ay isku urursadeen Daacish

Maraykanka oo duqayn culus ku garaacay Togga Miiraale oo kamid ah meelaha ay isku urursadeen Daacish

MAR 29, 2025

 Sabti, Maarso 29, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa maanta duqeymo dhanka cirka ah oo ka dhan ah Daacish ka geysatay Buuraha Calmiskaad ee g...

Warkii oo dhan »