Wararka Maanta
Fiqi oo u hambaleeyay Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Jabuuti
Arbaco, April 2, 2025 (HOL) - Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa hambalyo waxa uu u diray dhigiisa Dalka Ja...
Warkii oo dhan »Xulka Qaranka 17 jirada Tunisia oo guul sahlan ka gaaray dhigoodi Soomaaliya
Arbaco, April 2, 2025 (HOL) - Xulka Qaranka Tunisia ee Ciyaartooyda 17 jirada ayaa Talaadadii waxa ay ku bilowdeen tartanka Koobka Qaramada Afri...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 10 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal laga fuliyay duuleedka degmada Mahadaay
Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo galinkii hore ee maanta ciidamada difaaca deegaanka ee...
Warkii oo dhan »Hoos u dhaca ku yimid gargaarka bini’aadantinimo oo halis gelinaya nolasha carruurta Soomaaliyeed
Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Warbixin cusub oo ay soo saartay Kooxda Farsamada ee Qiimaynta Xaaladda Cuntada iyo Nafaqada (IPC Technical Worki...
Warkii oo dhan »Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo sheegtay inuu hakad galay Duulimaadyadii imaan jiray Muqdisho+Sababta
Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Maareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa faah faahin ka bixiyey sababtii keenta...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo Itoobiya door weyn ka siinaysa howlgalka AUSSOM, halka doorka Masar hoos loo dhigay
Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Itoobiya ayaa lagu wadaa inay door muhiim ah ka ciyaarto howlgalka cusub ee Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afr...
Warkii oo dhan »Diyaarad Qaramada Midoobay leedahay oo goordhaw Shil ku gashay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho shil ku gashay diyaarad la sheegay iney lee...
Warkii oo dhan »Jilayaal caan ah oo u sharaxan Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland ee 2026
Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Jilayaasha Yuusuf Cabdillaahi Muuse 'Yuusuf Ceegaag' iyo Cabdiqani Maxamed Cabdillaahi 'Iskufilan', oo aad caan u...
Warkii oo dhan »Siyaasiyiinta Mucaaradka Koonfur Galbeed ee Maanshiil oo soo dhoweeyay wada tashiga nabadeed ee uu ku baaqay Madaxweynaha
Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Siyaasiyiinta Mucaaradka ee Koonfur Galbeed kasoo jeeda ee ku bahoobay ururka Maanshiil ayaa soo dhoweeyay wada t...
Warkii oo dhan »Horjooge iyo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Baay
Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay, gaar ahaan magaalada Qansaxdheere ayaa sheegaya in ciidanka Daraawiishta m...
Warkii oo dhan »