Wararka Maanta

Taliye Sanbaloolshe oo Madaxda dowladda ugu baaqay in laga faa'ideysto awooda ciidanka Macawiisleeyda

Taliye Sanbaloolshe oo Madaxda dowladda ugu baaqay in laga faa'ideysto awooda ciidanka Macawiisleeyda

MAY 24, 2025

 Sabti, May 24, 2025 (HOL) - Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ...

Warkii oo dhan »
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay sharciga Barakacayaasha Soomaaliya

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay sharciga Barakacayaasha Soomaaliya

MAY 24, 2025

 Sabti, May 24, 2025 (HOL) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta  yeesheen waxa ay ku ...

Warkii oo dhan »
Siyaasi Guuleed Saalax Barre: Madaxweyne Deni wuxuu Puntland ka dhigay shirkad ganacsi oo qoyskiisa u adeegta

Siyaasi Guuleed Saalax Barre: Madaxweyne Deni wuxuu Puntland ka dhigay shirkad ganacsi oo qoyskiisa u adeegta

MAY 24, 2025

 Sabti, May 24, 2025 (HOL) - Guuleed Saalax Barre oo ah guddoomiyihii hore ee guddiga doorashada Puntland, ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi "Dhawaan gobolka Shabeellaha Dhexe dhamaantiis waan ka xureyn doona Khawaariijta"

Wasiir Fiqi "Dhawaan gobolka Shabeellaha Dhexe dhamaantiis waan ka xureyn doona Khawaariijta"

MAY 24, 2025

 Sabti, May 24, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in dhaw...

Warkii oo dhan »
Puntland iyo SSC Khaatumo oo isku haya lahaanshiyaha degaano kuyaala xadka labada maamul

Puntland iyo SSC Khaatumo oo isku haya lahaanshiyaha degaano kuyaala xadka labada maamul

MAY 24, 2025

 Sabti, May 24, 2025 (HOL) - Khilaaf ku saabsan lahaanshaha dhul ayaa ka dhex aloosan maamullada Puntland iyo SSC-Khaatumo, kaasoo salka ku haya ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo caalamka ugu baaqday maalgashiga caafimaadka dalka

Dowladda Soomaaliya oo caalamka ugu baaqday maalgashiga caafimaadka dalka

MAY 23, 2025

 Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo markii ugu horreysay si rasmi ah magaalada Geneva ugu qabatay munaasabad heer c...

Warkii oo dhan »
Shaki laga muujinayo qabsoomidda shirka Doxa ee loogu talagalay dhaqaale ururinta howlgalka AUSSOM

Shaki laga muujinayo qabsoomidda shirka Doxa ee loogu talagalay dhaqaale ururinta howlgalka AUSSOM

MAY 23, 2025

 Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Waxaa jira cabsi laga qabo in uu baaqdo shir heer sare ah oo lagu ballansan yahay in lagu qabto magaalada Doha ee da...

Warkii oo dhan »
Turkiga oo ciidamo la dagaalama Al shabaab usoo diraya Soomaaliya

Turkiga oo ciidamo la dagaalama Al shabaab usoo diraya Soomaaliya

MAY 23, 2025

 Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Dowladda Turkiga ayaa sare u qaadaysa joogitaanka ciidankiisa ee Soomaaliya isagoo keenaya 500 oo askari oo ku takha...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo sheegay inuu filayo in sannadkan la helo aqoonsi

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo sheegay inuu filayo in sannadkan la helo aqoonsi

MAY 23, 2025

 Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in sannadkan ay Som...

Warkii oo dhan »
Puntland oo ka guuraysa doorasho cod qarsoodi ah una guuraysa doorasho cod gacan taag ah

Puntland oo ka guuraysa doorasho cod qarsoodi ah una guuraysa doorasho cod gacan taag ah

MAY 23, 2025

 Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa qorsheynaya inuu ka guuro habka doorashooyinka qarsoodiga ah ee lagu doorto xubnaha golayaash...

Warkii oo dhan »