Wararka Maanta
Madaxweynaha Somaliland oo safar ugu kicitimay dalka Kenya
Isniin, May 26, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta safar shaqo oo socon doona muddo dha...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya oo digniin kasoo saartay xilliga bad-xiranka
Isniin, May 26, 2025 (HOL) - Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku wajahan ganacsatada, k...
Warkii oo dhan »Fadeexad ka dhalatay gargaar daawo ah oo SODMA geysay gobolka Hiiraan
Isniin, May 26, 2025 (HOL) - Waxaa ceeb iyo fadeexad weyn ka dhalatay gargaar daawo aheyd oo maalin ka hor degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan u...
Warkii oo dhan »Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo ka hor yimid mooshin xildhibaanada looga jarayo $500 oo mushaarkooda ah
Isniin, May 26, 2025 (HOL) - Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hor yimid moosh...
Warkii oo dhan »Puntland oo gacanta ku dhigtay dooni iyo kalluumaysato Yemeniyiin ah oo la socotay
Isniin, May 26, 2025 (HOL) - Maamulka badda ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa xabsiga dhigay 27 kaluumaysato Yemeni ah oo uu ku jiray hal qof o...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo qabtay eedaysane loo haysto dilka cayaaryahan Cabdifataax Carab
Axad, May 25, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay Shariif Maxamed Axmed, oo ku eedaysan inuu dilay Cabdifataax C...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Jabuuti oo weerar afka ah ku qaaday dowlada Imaaraatka Carabta
Axad, May 25, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si adag u dhaliilay Dowladda Imaaraadka Carabta, isagoo ku eedeeya...
Warkii oo dhan »Hirshabelle oo ku dhawaaqday iney xiriirka wada shaqeynta u jartay Hay’adda SODMA
Axad, May 25, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee maamulka Hirshabelle ayaa lagu shaaciya...
Warkii oo dhan »Wasiir Cali Balcad “Madaxdii hore ee dalka soo xukuntay qeyb ayay ka yihiin gogosha uu Madaxweynuhu iclaamiyay”
Axad, May 25, 2025 (HOL) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cali Balcad ayaa maanta sheegay in Madaxdii hore ee dalka Soom...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo maanta ka dhacay gobolka Hiiraan
Axad, May 25, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo maanta ku dhexmaray tuulada Galcad oo ka mid ah deegaanada hoosta...
Warkii oo dhan »