Wararka Maanta
Ciidanka Danab oo wajahaya xaalado adag kaddib markii Maraykanka uu hoos u dhigay taageeradii uu siin jiray
Arbaco, May 28, 2025 (HOL) - Ciidanka Danab oo uu Mareykanku tababaray, ayaa wajahaya xaalado adag kadib markii sanadkan hoos loo dhigay sahaydi...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cagjar: Hal qof oo shacab ah kuma dhiman dagaalkii deegaanka Dacawalay
Arbaco, May 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar), ayaa beeniyay in dad shacab ahi ku dhinteen isku...
Warkii oo dhan »Guddoomiye Muuse Salaad “Anagu ilaa Shabaab naga adkaado ama aan ka adkaano ma joogsan doono dagaalka"
Arbaco, May 28, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa shaaca ka qaaday inaysan jirin meel ay dadka reer Hiiraan...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo ka dhacday Jubbada Hoose
Arbaco, May 28, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay duqeymo culus oo ka dhacay deegaan 40 KM dhan...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Mustafe Cagjar oo iska fogeeyay in dowladiisu lug ku leedahay kala qaybinta ONLF
Arbaco, May 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar), ayaa been abuur ku tilmaamay eedo uu u soo jeedi...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo duqayn ka dhan ah Alshabaab ka geystay deegaan hoos yimaada Kismaayo
Arbaco, May 28, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliy iyo Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) oo iskaashanaya ayaa duqeyn dhan...
Warkii oo dhan »Mucaaradka Dowladda oo maanta shir uga furmaya magaalada Muqdisho
Arbaco, May 28, 2025 (HOL) - Xubnaha mucaaradka ku ah Dowladda ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda inuu shir uga furmo magaalada Muqdisho kaa oo...
Warkii oo dhan »Ciyaartooyda heerka Caalami ee Africa oo maanta kubad ciyaareed cajiib ah kusoo bandhigay Stadium Muqdisho
Talaado, May 27, 2025 (HOL) - Kumanaan taageerey...
Warkii oo dhan »Kulan lagu dardar galinaayo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab oo ka dhacay magaalada Tardo
Talaado, May 27, 2025 (HOL) - Agaasimaha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbal...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo bisha July go'aan ka gaaraya barnaamijyada gargaar ee uu weli ka wado Soomaaliya
Talaado, May 27, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in barnaamijyo naf-badbaadin ah oo ay hay’adda USAID ka waddo Soomaaliya ay wa...
Warkii oo dhan »