Wararka Maanta
Wiil Soomaali ah oo safar uu ku galay dalka Ingiriiska uu ka cadhaysiiyay kooxaha neceb soo-galootiga
Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Kooxaha ka tirsan midigta fog ee neceb soo-galootiga ayaa si weyn uga cadhooday wiil Soomaali ah oo baraha bulshada ...
Warkii oo dhan »Kenya oo dambi ku heshay labo nin oo Soomaali ah oo fududeeyay weerarkii DusitD2
Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Maxkamad ku taalla magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya ayaa ku heshay dambiyo laba nin oo asalkoodu Soomaali yahay...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Soomaaliya oo shaacisay waqtiga uu dhaqan galayo Xeer nidaamiyaha dareere hoosaadka Batroolka
Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in Xeer-nidaamiyaha Da...
Warkii oo dhan »Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ka digay in dalka uu kusii socdo burbur
Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa warqad furan u diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan xasaasi ah la yeeshay madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga
Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda ...
Warkii oo dhan »PSF oo jawaab ka bixisay eedayn uga timid guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland
Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Ciidanka PSF ayaa ka jawaabay eedeyn culus oo uu dhawaan saxaafadda u marsiiyay guddoomiyaha gobolka Mudug ee Punt...
Warkii oo dhan »Somaliland, Faransiiska, Itoobiya iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay doorka ay Somaliland ku leedahay gobolka
Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo weli ku guda jira safarkiisii shaqo ee uu ku...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Maraykanka oo si adag u weeraray Madaxweynaha Koonfur Afrika oo booqasho ugu tagay
Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa Madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa, ku eedeeyay inuu oggolaa...
Warkii oo dhan »Midowga Yurub iyo Jarmalka oo €40 Milyan ku maalgalinaya Tamarta Cagaaran ee Soomaaliya
Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Midowga Yurub (EU), ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray Barnaamijka Tamarta Cagaaran iyo Horumarinta Dhaqaalaha (...
Warkii oo dhan »In ka badan 48 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal ka dhacay gobolka Jubbada Hoose
Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab oo garab ka helaya kuwa Daraawiishta Jubbaland ...
Warkii oo dhan »