Wararka Maanta
Israa'iil oo duqaymo culculus oo cirka ah ku qaaday caasimada dalka Suuriya
Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa Arbacadii duqeymo xooggan ka geystay caasimadda Suuriya ee Dimishiq, iyadoo ...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo si rasmi ah gogol nabadeed u dhigay magaalada Ceerigaabo
Arbaco, Luulyo 16, 2025 - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa digreeto rasmi ah ku soo saaray gogol nabadeed oo uu u...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay iskaashiga amaanka iyo dardargelinta dagaalka Al-shabaab
Arbaco, Luulyo 16, 2025 - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa magaalada...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo Magacaabay 3 nin oo ka shaqeeya fududaynta howgallada ISIS ee Arika
Arbaco, Luulyo 16, 2025 - Xarunta La-dagaalanka Maalgelinta Argagixisada (TFTC) ayaa ku dhawaaqday liiska magacyada saddex qof oo fududeeya howl...
Warkii oo dhan »Dhaqdhaaqyo ciidan oo ka bilaawday deegaano hoostaga degmada Jalalaqsi
Arbaco, Luulyo 16, 2025 - Dhaqdhaaqyo ciidan oo kala duwan ayaa ka bilawday saacadahii lasoo dhaafay deegaanada u dhaxeeya xadka ay wadaagaan gobolada...
Warkii oo dhan »Itoobiya: 82 Xubnood oo ISIS ah oo Gacanta Lagu Dhigay
Arbaco, Luulyo 16, 2025 - Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka Itoobiya (NISS) ayaa shaacisay in la qabtay 82 xubnood oo ka tirsan kooxda argagixis...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo ugu baaqday Madaxweynaha Puntland inuu joojiyo hurinta colaada Degmada Dahar
Arbaco, Luulyo 16, 2025 - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku boorrisay Madaxweynaha Puntland inuu joojiyo tallaabooyinka sii hurinaya colaadda, is...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 15 askari oo katirsan ciidanka Puntland ah oo geeriyooday dagaal ay Daacish kula galeen Calmiskaad
Arbaco, Luulyo 16, 2025 - Dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ayaa shalay ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, ...
Warkii oo dhan »Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Iska hor imaad Degmada Dhahar ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo ciidamo beeleed
Talaado, Luulyo 15, 2025 - Ugu yaraan afar askari ayaa ku dhintay, toban kalena way ku dhaawacmeen kadib iska horimaad culus oo galabta ka dhaca...
Warkii oo dhan »Mudada Is-diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Lagu Kordhiyay
Talaado, Luulyo 15, 2025 - Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in ololaha is-diiwaangelinta codbixiyeyaa...
Warkii oo dhan »