Wararka Maanta
Taliyaha Ciidanka Difaaca Rwanda oo Ka Qaybgalaya Shir Caalami ah oo ka Socda Muqdisho
Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) - Taliyaha guud ee Ciidamada Difaaca dalka Rwanda, Jenaraal Mubarakh Muganga, ayaa u soo gaaray magaalada Muqdisho ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday iney garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Suuriya
Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay iney si buuxdo u garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Suuriya, ...
Warkii oo dhan »Taliyaha Asluubta “Al-Shabaab waxay Damacsan yihiin in ay weerar kusoo qaadaan Xabsiga Dhexe, Laakiin Waa Diyaar Garownay”
Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa shaaca ka qaaday inay hayaa...
Warkii oo dhan »Muungaab oo Guddiga Doorashooyinka u balan qaaday diyaarinta goobaha codbixinta Gobolka Banaadir
Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xarunta Dowladda H...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka Ceelbuur
Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo saakay ka dhacay deegaanka Meersiis...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Omar Fateh oo iskusoo taagay Duqa Minneapolis
Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Senatarka Gobolka Minnesota, Omar Fateh, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u tartamayo xilka Duqa Magaalada Minneapolis, ...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 10 ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed maanta ka dhacay Galgaduud
Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Inta la xaqiijiyay ilaa 6 ruux ayaa ku geeriyootay dagaal beeleed waabarigii hore ee maanta ka dhacay deegaanka Meersiis oo...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaare Xamsa: "Gurmad deg deg ah ha lala gaaro dadka abaartu ku dhufatay Awdal
Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa amar deg deg ah ku bixiyay in si dhaqso leh gurmad loogu fidiyo da...
Warkii oo dhan »Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo Ka Cabanaya Dhul Boob iyo Barakicin Lagu Hayo
Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Ganacsatada ku sugan qeybta Bagaashka ee Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa si adag uga cabanaya dhul boob iyo barakicin ay sheeg...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay in aysan aqoonsanayn maamulka SSC-Khaatumo
Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Puntland ayaa si cad u sheegtay in aysan aqoonsanayn maamulka SSC-Khaatumo, iyadoo sheegtay in aysan jirin sharci ay ...
Warkii oo dhan »