Wararka Maanta

Taliye Sare oo ka tirsan Booliska Jubaland oo Lagu Dilay dagaal Ka Dhacay Tuulo Amiin ee Gobolka Gedo

Taliye Sare oo ka tirsan Booliska Jubaland oo Lagu Dilay dagaal Ka Dhacay Tuulo Amiin ee Gobolka Gedo

AUG 11, 2025

 Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) - Taliye sare oo ka tirsan booliska Jubaland ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay Dagaal culus oo aroornimadii maan...

Warkii oo dhan »
Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo dib uga qarxay gobolka Gedo

Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo dib uga qarxay gobolka Gedo

AUG 11, 2025

 Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay aroornimadii hore uu markale dagaal xoogan ka dhe...

Warkii oo dhan »
Puntland oo shacabkeeda uga digtay inay ku dhex dhuuntaan firxadka kooxda Daacish

Puntland oo shacabkeeda uga digtay inay ku dhex dhuuntaan firxadka kooxda Daacish

AUG 11, 2025

 Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska Puntland ayaa shacabka deegaanadiisa ugu baaqay inay ka feejignaadaan suurtagalnimada in fir...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidanka AUSSOM oo booqday Bariire kuna baaqay in la xoojiyo Dagaalka Al shabaab

Taliyaha Ciidanka AUSSOM oo booqday Bariire kuna baaqay in la xoojiyo Dagaalka Al shabaab

AUG 11, 2025

 Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) - Taliyaha Ciidanka AUSSOM, Sareeye Guud Sam Kavuma, ayaa booqday magaalada istiraatiijiga ah ee Bariire, taas oo...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo caawa duqayn culus ka wada togga Baallade ee Calmiskaad

Maraykanka oo caawa duqayn culus ka wada togga Baallade ee Calmiskaad

AUG 10, 2025

 Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) - Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa caawa duqeyn xooggan ka wada togga Baallade ee Buuraha Cal Miskaad, halka...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Gaashaandhiga oo bogaadisay howlgal maanta lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-shabaab

Wasaaradda Gaashaandhiga oo bogaadisay howlgal maanta lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-shabaab

AUG 10, 2025

 Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) - Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si weyn u bogaadisay howlgal maanta ciidanka xoog...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo sheegtay iney dhaqan gelisay nidaamka Casiriga ee Dad dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah

Dowladda Fedaraalka oo sheegtay iney dhaqan gelisay nidaamka Casiriga ee Dad dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah

AUG 10, 2025

 Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) - Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay warsaxafadeed ay ku sharaxeyso muhii...

Warkii oo dhan »
Maraykanka iyo Soomaaliya oo Xoojinaya Iskaashiga Ammaanka Xuduudaha Dalka

Maraykanka iyo Soomaaliya oo Xoojinaya Iskaashiga Ammaanka Xuduudaha Dalka

AUG 10, 2025

 Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) - Danjiraha Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Larry AndrĂ© Riley, ayaa maanta la kulmay Agaasima...

Warkii oo dhan »
Shirka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Mucaaradka oo Dib Loo Dhigay ilaa Arbacada

Shirka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Mucaaradka oo Dib Loo Dhigay ilaa Arbacada

AUG 10, 2025

 Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) - Shir qorshuhu ahaa in maanta lagu qabto Villa Soomaaliya, kaasoo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ma...

Warkii oo dhan »
Howlgal Qorsheeysan oo lagu dilay Horjooge sare oo ka tirsan Al shabaab oo Ka Dhacay Gobolka Bakool

Howlgal Qorsheeysan oo lagu dilay Horjooge sare oo ka tirsan Al shabaab oo Ka Dhacay Gobolka Bakool

AUG 10, 2025

 Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) - Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in saakay aroortii hore lagu dilay Cabdullaahi Abuukar ...

Warkii oo dhan »