Wararka Maanta

Rigathi Gachagua oo Madaxweynaha Kenya ku eedeeyay inuu la kulmay kooxda Al-Shabaab

Rigathi Gachagua oo Madaxweynaha Kenya ku eedeeyay inuu la kulmay kooxda Al-Shabaab

AUG 10, 2025

 Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) - Waxaa cirka isku sii shareeraya xiisadda siyaasadeed ee ka taagan dalka Kenya kadib markii Madaxweyne ku xigeenki...

Warkii oo dhan »
Puntland: Dadka Sool iyo Sanaag waa reer Puntland, Maamul la aqoonsan yahay ma Jiro

Puntland: Dadka Sool iyo Sanaag waa reer Puntland, Maamul la aqoonsan yahay ma Jiro

AUG 10, 2025

 Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in maamulka Waqooyi Bari ee lagu aas aasay magaalada Laascaanood uu wiiqay rajadii shacabk...

Warkii oo dhan »
Puntland oo bilowday wajigii ugu dambeeyay howlgalka ka dhanka ah Daacish ee Buuraha Calmiskaad

Puntland oo bilowday wajigii ugu dambeeyay howlgalka ka dhanka ah Daacish ee Buuraha Calmiskaad

AUG 10, 2025

 Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) - Maalmo kaddib markii qarax miino lagu dilay saraakiil ciidan, ayaa maamulka Puntland wuxuu ciidamo cusub u daad g...

Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM oo howlgalo culus ka wada Shabeellaha Hoose

Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM oo howlgalo culus ka wada Shabeellaha Hoose

AUG 10, 2025

Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Nabadsugidda Qaranka oo garab ka helaya ciidanka dowladda Uganda ee qeybta...

Warkii oo dhan »
Shir u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Golaha Samatabixinta oo maanta lagu wado inuu ka qabsoomo Muqdisho

Shir u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Golaha Samatabixinta oo maanta lagu wado inuu ka qabsoomo Muqdisho

AUG 10, 2025

 Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) - Waxaa maanta lagu wadaa inay mar kale isku arkaan xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliy...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo go’aan kasoo saaray kordhintii qiimaha internet-ka ee Telesom iyo Somtel

Madaxweynaha Somaliland oo go’aan kasoo saaray kordhintii qiimaha internet-ka ee Telesom iyo Somtel

AUG 09, 2025

 Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku dhawaaqay in laga noqday go’aankii ay ...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo sheegay in wadamo Shisheeye ay Al shabaab ku riixayaan la wareegida Dalka

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo sheegay in wadamo Shisheeye ay Al shabaab ku riixayaan la wareegida Dalka

AUG 09, 2025

 Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Axmed Macalim Fiqi, ayaa shir jaraa'id oo uu qabtay kadib markii ciidamada dow...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay dagaalo culus oo mudo todobaad ah ka socday Bariire

Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay dagaalo culus oo mudo todobaad ah ka socday Bariire

AUG 09, 2025

 Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa faahfaahin dheeraad a...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo xaddidi kara maalgelinta hawlgallada nabad-ilaalinta Soomaaliya

Mareykanka oo xaddidi kara maalgelinta hawlgallada nabad-ilaalinta Soomaaliya

AUG 09, 2025

 Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Sare ee Mareykanka, Sen. Jim Risch, ayaa soo jeediyay in la xaddi...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay in uu ka fiirsanayo arrinta aqoonsiga Somaliland

Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay in uu ka fiirsanayo arrinta aqoonsiga Somaliland

AUG 09, 2025

 Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, oo ka jawaabay su’aal ku saabsanayd waxa uu ka yeelayo aqoonsiga Somalil...

Warkii oo dhan »