Wararka Maanta

Ugaaska Beelaha Xawaadle iyo Masuuliyiin kale oo maanta gaaray magaalada Baledweyne

Ugaaska Beelaha Xawaadle iyo Masuuliyiin kale oo maanta gaaray magaalada Baledweyne

AUG 13, 2025

 Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaray wafdi balaaran oo uu hoggaaminaayay Ugaaska...

Warkii oo dhan »
Diyaarado dagaal oo Xalay duqeymo culus ka fuliyay gobolka Hiiraan

Diyaarado dagaal oo Xalay duqeymo culus ka fuliyay gobolka Hiiraan

AUG 13, 2025

 Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay xalay duqeyn culus ...

Warkii oo dhan »
Puntland oo xaqiijisay in gacanta lagu dhigay Agaasimihii Isbitaalka Qardho ee loo haysto kiisas kufsi

Puntland oo xaqiijisay in gacanta lagu dhigay Agaasimihii Isbitaalka Qardho ee loo haysto kiisas kufsi

AUG 13, 2025

 Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Hay’adaha amniga Puntland, oo kaashanaya Hay’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya (NISA) iyo Booliis...

Warkii oo dhan »
Bangiga Adduunka oo ansixiyay gargaar dhaqaale oo labaad oo gaaraya $125 milyan oo loogu talagalay Soomaaliya

Bangiga Adduunka oo ansixiyay gargaar dhaqaale oo labaad oo gaaraya $125 milyan oo loogu talagalay Soomaaliya

AUG 13, 2025

 Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Guddiga Maamulka Sare ee Bangiga Adduunka ayaa oggolaaday maalgelin labaad oo Soomaaliya loogu talagalay taagee...

Warkii oo dhan »
Xisbiga Kaah ee Somaliland oo sheegay in ay xilka ka qaadi doonaan Madaxweyne Xasan Sheekh

Xisbiga Kaah ee Somaliland oo sheegay in ay xilka ka qaadi doonaan Madaxweyne Xasan Sheekh

AUG 13, 2025

 Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Kaah ee Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ku gooddiyay in ay xisbi ahaan ...

Warkii oo dhan »
Senator-ka laga soo doorto Mandera Ali Ruba oo ka digay in Colaada ka taagan Gedo ku faafto Mandera

Senator-ka laga soo doorto Mandera Ali Ruba oo ka digay in Colaada ka taagan Gedo ku faafto Mandera

AUG 13, 2025

 Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Senator-ka Mandera, Ali Ibrahim Ruba, ayaa ugu baaqay Dowladda Kenya in ay si degdeg ah oo go’aan leh uga jaw...

Warkii oo dhan »
Saxafiyiin ku dhaw 300 ayay ciidamada Israa'iil ku dileen Qasa laga soo bilaabo 7-dii October 2023

Saxafiyiin ku dhaw 300 ayay ciidamada Israa'iil ku dileen Qasa laga soo bilaabo 7-dii October 2023

AUG 13, 2025

 Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Tan iyo markii Israa’iil bilowday dagaalka ka socda Qasa 7-dii Oktoobar 2023, beegsiga saxafiyiinta ayaa noqd...

Warkii oo dhan »
Madaxii xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) Dr. Aisa Kirabo Kacyira oo Geeriyootay

Madaxii xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) Dr. Aisa Kirabo Kacyira oo Geeriyootay

AUG 12, 2025

 Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) - Dr. Aisa Kirabo Kacyira, oo ahayd Madaxii Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taakulaynta Soomaaliya (UNSOS), ayaa g...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Madaxa howlgalka AUSSOM kala hadlay dardargelinta dagaalka Al-shabaab

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Madaxa howlgalka AUSSOM kala hadlay dardargelinta dagaalka Al-shabaab

AUG 12, 2025

 Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo uu wehlinaayay ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ka cabanaya mushaar la'aan oo xirtay garoonka diyaaradaha Garowe

Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ka cabanaya mushaar la'aan oo xirtay garoonka diyaaradaha Garowe

AUG 12, 2025

 Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) - Ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta Puntland ayaa xirtay waddada gasha garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoow...

Warkii oo dhan »