More Articles
Axad, Agoosto, 11, 2024 (HOL) - Wafuud ka socota dowladda Soomaaliya ayaa gaaray dalka Turkiga ka hor wadahadallo heer sare ah oo ay la yeelanayaan Itoobiya, kaasoo looga gol leeyahay in lagu qaboojiyo khilaafka ka dhashay heshiiska dhinaca badda ee Ethiopia ay la gashay Somaliland.
Warkii oo dhan
Sabti, Agoosto, 10, 2024 (HOL) - Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku kulmi doona Ankara toddobaadkan si ay uga wada hadlaan khilaafka ka dhashay heshiiska ay la saxiixatay maamulka Somaliland sanadkan, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga.
Jimco, Agoosto, 9, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa xad-gudub ku tilmaantay warbixin ay BBC Somali Khamiistii kaga hadashay hoos u dhaca lacagta shilinka Soomaaliya, oo ay u isticmaashay sawir lacagta Somaliland ah.
Khamiis, Agoosto, 8, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah meel mariyay Xeerarka Doorashooyinka iyo Xisbiyada siyaasadeed ee dalka, kuwaas oo ay sheegeen in lagu hagayo hannaanka doorashooyinka dalka.
Arbaco, Agoosto, 7, 2024 (HOL) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa isaga hartay inay ka qeyb gasho doorashada guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika.
Talaado, Agoosto, 6, 2024 (HOL) - Kulan deg deg ah oo ay caawa yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay magacaabista safiiro cusub oo Soomaaliya ku matali doona dalka dibadiisa.