More Articles
Sabti, Agoosto, 17, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo caawa khudbad jeediyay ayaa ka hadlay cabashooyinka laga muujiyay canshuuraha ay ganacsatada iyo bajaajlayda sheegeen inay dowladdu soo kordhisay.
Warkii oo dhan
Jimco, Agoosto, 16, 2024 (HOL) - Ergeyga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle ayaa walaac xooggan ka muujiyay hubka sharci darada ah ee dhawaan laga keenay dalka Itoobiya.
Khamiis, Agoosto, 15, 2024 (HOL) - Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in 35 ruux oo isugu jira Soomaali iyo Ajaaniib ka shaqeynaayay goobo kala duwan oo ku yaala magaalada Muqdisho in laga helay cudurka dilaaga ah ee HIV.
Arbaco, Agoosto, 14, 2024 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa maanta magaalada Qaahira ee Caasimadda dalkaas ku kala saxiixday heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Amniga, kadib shir muhiim ah oo dhexmaray labada madaxweyne iyo wasiiro ka kala socday labada dowladood.
Talaado, Agoosto, 13, 2024 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa isku afgartay in la aado wajiga saddexaad wada xaajoodka lagusoo afjarayo xiisadda labada dal ka dhaxaysa oo ka dhalatay heshiiskii badda ee Ethiopia ay la gashay maamulka Somaliland.
Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Sida aan wararka ku helayno wafuud ka kala socota Soomaaliya iyo Ethiopia oo uu wada hadal uga socdo magaalada Ankara ee dalka Turkiga, ayaan weli ku guulaysan inay gaaraan wax heshiis ah oo lagusoo afjarayo xiisadda ka dhex taagan labada dal oo ka dhalatay heshiiska marin biyoodka ee Ethiopia ay la gaartay Somaliland.