More Articles
Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay maanta ka hadashay hub sharci darro oo gacanta u galay ciidamo maleyshiyo beeleed ah oo kasoo jeeda degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
Warkii oo dhan
Isniin, Luulyo, 15, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay, in ka badan 50 Shabaab ah in lagu dilay howlgal ay si wadajir ah u sameeyeen Ciidanka dowladda, iyo Saaxiibada Caalamka, kaasi oo ka dhacay deegaanka Dhabaqle oo ku yaala inta u dhaxaysa magaalada Masagawaay iyo deegaanka Cawsweyne ee gobalka Galgaduud.
Axad, Luulyo, 14, 2024 (HOL) - Qarax ismiidaamin ah oo loo maleynayo in loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay, ayaa goor dhoweyd oo caawa ah lala beegsaday maqaayadda lagu magacaabo Top Coffee ee degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.
Sabti, Luulyo, 13, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Sheegay, in Al-Shabaab ay isku dayayaan in ay helaan dariiq kaste oo aan lagu xakameyn karin la socodka dhaq-dhaqaaqooda maaliyadeed.
Jimco, Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Cabdisaciid Muuse Cali Lataliyahii hore ee dhanka amniga Qaranka madaxweynahii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si cajiib badan uga hadlay xiisada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiskii Badda ay wadagaleen somaliland iyo Itoobiya.
Khamiis, Luulyo, 11, 2024 (HOL) - Dawladda Maraykanka ayaa meesha ka saartay warar sheegaya in ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer uu bogaadiyay heshiiska muranka dhaliyay ee u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya, kaddib socdaal uu dhawaan ku tagay magaalada Addis Ababa.