More Articles
Sabti, May 30, 2020 (HOL) - Golaha Ammaanka ayaa isku raacay kulan 29kii Maajo ku dhexmaray qadka internetka in waqtiga loo kordhiyo howlgalka ciidamada Amisom ee Soomaaliya. Muddo sagaal bilood ah, ayaa loo kordhiyay, iyadoo sabab looga dhigay si ay u taageeraan amniga doorashooyinka Soomaaliya ee qorshaysan 2020/2021.
Warkii oo dhan
Jimco, May 29, 2020 (HOL) - Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota waxaa maalintii sadexaad ka socda muhaaraadyo rabshado wata, kuwaas oo lagu dalbanaayo in la soo xiro saraakiishii ciidanka booliska ee lagu eedeeyay inay dileen George Floyd oo ahaa African-American.
Khamiis, May 28, 2020 (HOL) - Wararka ka imanaaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeelladaa dhexe ayaa waxay sheegayaan in la keenay meydka 9 dhalinyaro ah oo shalay laga qafaashay deegaanka Gololley oo 8KM u jira degmadaasi.
Arbaco, May 27, 2020 (HOL) - Waan waan lagu dhex dhexaadinayo madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka socota magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.
Talaado, May 26, 2020 (HOL) - Midowga yurub ayaa walaac ka muujiyay dib u dhaca taariikhda uu guddiga doorashooyinka Soomaaliya barlamaanka hor imaanayo si uu usoo bandhigo warbixin laga sugayo oo ku saabsan doorashada iyo waqtigeeda.
Isniin, May 25, 2020 (HOL) - Ayadoo dhawaan shirkii golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay qudbad uu ka jeediyay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira uu uga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan Jubbaland.