Wararka Maanta
Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga oo Xabsi ku yaala dalkaas ku booqday Soomaali ku xiran
Jimco, April, 3, 2024 (HOL) - Safiirka cusub ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Fatxudiin Cali Maxamed ayaa booqday mid k...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda oo Kooxda Al-shabaab oo ka saaray deegaano hoostaga degmada Mahadaay
Jimco, April, 3, 2024 (HOL) - Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab k...
Warkii oo dhan »Barakac xoogan oo maalintii labaad ka socda magaalada Baledweyne
Jimco, April, 3, 2024 (HOL) - Waxaa sii kordhaya dadka isaga barakacaya qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan...
Warkii oo dhan »Golaha wasiirrada oo ansixiyay heshiis ku saabsan caddaaladda oo dhexmaray Soomaliya iyo Tuirkiga
Khamiis, April, 2, 2024 (HOL) - Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay heshiis dhinaca caddaaladda ah oo ay k...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in ay la safan doonto Waddamada Bariga hadii ay taageero buuxda ka waydo Reer Galbeedka
Khamiis, April, 2, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in taageerada ay waddamada Reer Galbeedku siyaan Soomaaliya ay khatar ku taha...
Warkii oo dhan »Ciidamada Kenya oo lix kamid ah kooxda Alshabaab ku dilay magaalada Kumba ee gobolka Lamu
Khamiis, May, 2, 2024 (HOL) - Ugu yaraan lix qof oo ka tirsan kooxda Al Shabaab ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo ciidamada ammaanka Kenya ay ...
Warkii oo dhan »Beelweynta Abgaal oo ku baaqday inuu is casilo madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe
Khamiis, May, 2, 2024 (HOL) - Duubabka dhaqanka, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Beesha Abgaal oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay shir u...
Warkii oo dhan »Midowga Afrika oo xaqiijiyay in la isku dayay in $6 milyan lagala baxo akoon ay ku leeyihiin Bangi kuyaala Addis Ababa
Khamiis, May, 2, 2024 (HOL) - Ururka Midowga Afrika ayaa qirtay in la isku dayay in lacag dhan 6 milyan oo dollar lagala baxo akoonka ay ku leey...
Warkii oo dhan »Daadad oo kusoo rogmaday gudaha Magaalada Baledweyne oo sababay barakac xoogan
Khamiis, May, 2, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya roobab xoogan oo ku dhawaad 5 saacadood oo xiriir ah ka da'ay Xalay gudaha iyo...
Warkii oo dhan »Hoggaamiye Firdhiye: Nabad hoosaasin ah ka qaadan mayno odayaasha ka hadlay magaalada Burco
Arbaco, May, 1, 2024 (HOL) - Hoggaamiyaha SSC Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, ayaa sheegay in aysan odayaaasha dhaqanka Soma...
Warkii oo dhan »