Wararka Maanta
Beelweynta Abgaal oo ku baaqday inuu is casilo madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe
Khamiis, May, 2, 2024 (HOL) - Duubabka dhaqanka, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Beesha Abgaal oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay shir u...
Warkii oo dhan »Midowga Afrika oo xaqiijiyay in la isku dayay in $6 milyan lagala baxo akoon ay ku leeyihiin Bangi kuyaala Addis Ababa
Khamiis, May, 2, 2024 (HOL) - Ururka Midowga Afrika ayaa qirtay in la isku dayay in lacag dhan 6 milyan oo dollar lagala baxo akoonka ay ku leey...
Warkii oo dhan »Daadad oo kusoo rogmaday gudaha Magaalada Baledweyne oo sababay barakac xoogan
Khamiis, May, 2, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya roobab xoogan oo ku dhawaad 5 saacadood oo xiriir ah ka da'ay Xalay gudaha iyo...
Warkii oo dhan »Hoggaamiye Firdhiye: Nabad hoosaasin ah ka qaadan mayno odayaasha ka hadlay magaalada Burco
Arbaco, May, 1, 2024 (HOL) - Hoggaamiyaha SSC Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, ayaa sheegay in aysan odayaaasha dhaqanka Soma...
Warkii oo dhan »Kenya oo sheegtay inay qabatay xubin katirsan Alshabaab oo lagu magacaabo Abuu Maahir
Arbaco, May, 1, 2024 (HOL) - Hay’adaha amniga ee dalka Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Mustakima Mohammed Ali oo loo yaqaan Abu Maa...
Warkii oo dhan »Hoggaamiye Cali Jayte "Dagaalka qabiilka dib noogu dhiga ee aan galno dagaalka Khawaarijta idinko mideysan"
Arbaco, May, 1, 2024 (HOL) - Hoggaamiyaha ciidanka difaaca dadweynaha Cali Jeyte Cismaan oo ka mid ah masuuliyiin dowladda fedaraalka Soomaaliya...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada dalka ku qaabilay Madaxa Hay'adda Sirdoonka dalka Turkiga
Arbaco, May, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay&n...
Warkii oo dhan »Waddamada Carabta iyo Bartamaha Aasiya oo Soomaaliya ku taageeray diidmada heshiis Itoobiya iyo Somaliland
Arbaco, May, 1, 2024 (HOL) - Waddamada ku midoobay Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta, dalalka Bartamaha Aasiya iyo Azerbaijan ayaa waxay cadde...
Warkii oo dhan »Somaliland oo ka hadashay wakhtiga la dhamaystirayo heshiiska ay Itoobiya la galayso
Talaado, April, 30, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay in muddo 2 billood gudahood ah lagu dhamaystiri doono heshiiska ay la galay...
Warkii oo dhan »Taliyaha Ciidanka Asluubta oo si weyn uga horyimid qorshe ay wado Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka
Talaado, April, 30, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jenaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa uga digay Wasaaradda Cadaaladda ...
Warkii oo dhan »