Wararka Maanta
Banaanbax looga horjeeday Dowladda Itoobiya oo ka dhacay Degmada Buur-Hakaba
Talaado, October 17, 2006(HOL): Magaalada Buur Hakaba ee gobolka Bay ayaa waxaa ka dhacay Banaanbax looga soo horjeeday Ciidamada Itoobiyaanka ah ee l...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo Nairobi ugu amba baxaya heshiis uu Xukuumaddiisa u soo saxiixayo
Talaado, October 17, 2006(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa la filayaa in uu u amba baxo magaalada Nai...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiinta Maxkamadaha Islaamka oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Talaado, October 17, 2006(HOL): Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadaha Islaamka iyo saraakiil ka socotay Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xalay ...
Warkii oo dhan »
Waaxda Warfaafinta Golaha Maxaakiimta iyo Hay'adaha Warbaahinta oo ka wada hadlay go’aanno Maxkamadaha ka soo baxay oo Saxaafadda lagu xakameynayo
Isniin, October 16, 2006(HOL): Waaxda dacwada iyo warfaafinta golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed iyo wakiilo ka kala socday hay'adaha kala duwa...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo qorsheynaya in ay bilaabaan howlgallo ay hubka ku uruurinayaan
Isniin, October 16, 2006(HOL): Sarkaalka Maxkamadaha Islaamka u qaabilsan Ammaanka gudaha C/llaahi Macallin Cali (Abuu Cuteyba) ayaa wareysi uu ...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in uu faraha kala baxay Wada Hadalladii u dhaxeeyay Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka
Isniin, October 16, 2006(HOL): Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliyeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga dhawaaqay ...
Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo Maleeshiyooyin ka amar qaata Aadan Saransoor ay Baydhabo ku hareereeyeen
Isniin, October 16, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in Hoyga uu magaaladaas ka degan yahay T...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiinta Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan oo meel fagaaro ah kaga dhawaaqday Jihaad lala galo Ciidamada
Axad, Sunday, October 15, 2006(HOL): Mas'uuliyiinta Makamadda Islaamiga Gobalka Hiiraan oo meel fagaaro ah kala hadlay dadka ku dhaqan Magaalada ...
Warkii oo dhan »
Suxufiyiin Soomaaliyeen oo lagu xanibay Garoonka diyaaradaha Magaalada Hargeysa
Axad, Sunday, October 15, 2006(HOL): Ilaa 20 Suxufi oo ka kala tagtay deegaano kala duwan oo ka tirsan Koofurta Soomaaliya iyo deegaanka Puntland ayaa...
Warkii oo dhan »
Wasiir ka tirsan Kenya oo sheegay in nabadgelyo darro aan horay loo sheegin ay Qaxootiga Soomaalida ku soo kordhinayaan Dalka Kenya
Axad, Sunday, October 15, 2006(HOL): Wasiirka Arrimaha Dhalinyarada ee dalka Kenya Maxamed Kuti ayaa u sheegay Jariidada Standard in Qaxooti badan iyo...
Warkii oo dhan »