Wararka Maanta
Ciidamo Itoobiyaan ah oo la sheegay in ay xalay ilaalinayeen Waddooyinka Magaalada Baydhabo iyo Itoobiya oo arrintaas beenisay
Khamiis, November 23, 2006(HOL): Boqolaal Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa lagu soo waramayaa in ay habeenkii xalay ahaa ilaalinayeen waddooyin muhiim ah oo...
Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo sheegtay in ay taageersan tahay fikradda Ciidamo-u-dirista Soomaaliya
Khamiis, November 23, 2006(HOL): Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Mareykanka oo lagu magacaabo Tom Casey ayaa sheegay in Dowladdiisa ay soo dhawe...
Warkii oo dhan »
Guddiga Gurmadka Fatahaadaha oo eedeyn u jeediyay Hay'adaha Samafalka
Arbaco, November 22,2006(HOL): Afhayeenka Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Shiikh Nuur Baaruud Gurxan ayaa eedeyn u jeediyay Hay'adaha Samafalka oo uu ku ...
Warkii oo dhan »
Qoysaskii u barakacay Duleedka Magaalada Beledweyne oo gargaar la gaarsiiyay
Arbaco, November 22, 2006(HOL Tan iyo markii ay biyuhu ku fataheen Magaalada B/weyn ee Xarunta u ah Gobalka Hiiraan waxaa si is-daba...
Warkii oo dhan »
Danjire Francois Fall oo sheegay in Dowladda Federaalka ay ka ballanqaaday in ay ku laabaneyso Wada Hadalladii Khartoum
Arbaco, November 22, 2006(HOL): Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Francois Lonsey Fall ayaa sheegay...
Warkii oo dhan »
Shimbiro ka yimid Dalka Croatia oo ku dhintay Tuulada Ceel Baraf ee Gobolka Shabeelaha Dhexe
Arbaco, November 22, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Tuulada Ceel Baraf ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Shimbiro ka yimid dalka Croat...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah iyo maleeshiyooyin ka soo jeeda deegaanka Iidaale ee gobolka Bay oo dagaalamay
Talaado, November 21, 2006(HOL): Ku xigeenka madaxa difaaca Maxkamadaha Islaamka Shiikh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) ayaa shaaca ka qaaday in ...
Warkii oo dhan »
Madaxweynihii hore ee Jabuuti Xasan Guuleed Abti-doon oo xalay geeriyooday
Talaado, November 21, 2006(HOL): Waxaa xalay 3dii habeennimo ku geeriyooday dalka Jabuuti madaxweynihii hore ee dalka Jabuuti marxuum Xasan Guuleed Ab...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo dagaal kula jira Qaadka oo weli si qarsoodi ah Muqdisho loo geliyo
Talaado, November 21, 2006 (HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka oo dhawaan soo saaray Wareegto uu ku mamnuucayo Qaadka ayaa beryahaan wuxuu dagaal kula ...
Warkii oo dhan »
Dadka ay waxyeelada ka soo gaartay Fatahaadda Webiyada Soomaaliya oo xalay Muqdisho lacag loogu uruuriyay
Talaado, November 21, 2006 (HOL): Lacag gaareysa ilaa 300 Kun oo Doollarka Mareykanka ah ayay Dad Soomaaliyeed oo ku kala dhaqan Dalka gudahiisa iyo D...
Warkii oo dhan »