Wararka Maanta
Jaamacadda Carabta iyo Jabuuti oo ku baaqay in aan la fududeynin in Ciidamo loo diro Soomaaliya
Axad, November 26,2006(HOL): Mas'uuliyiin u hadlay Dowladda Jabuuti iyo Ururka Jaamacadda Carabta ayaa ugu baaqay in aan la fududeynin in Ciidamo Naba...
Warkii oo dhan »
Dad Mucaawino lala hareer maray oo Banaanbax ka sameeyay Magaalada Beledweyne
Axad, November 26, 2006(HOL): Boqolaal Dad ah oo ka mid ah dadkii dhawaan ka barakacay magaalada Beledweyne kadib markii uu Webiga Shabeelle ku fataha...
Warkii oo dhan »
Urur Goboleedka IGAD iyo Maxkamadaha Islaamka oo Jabuuti ku kulmaya
Axad, November 26,2006(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan oo haatan ku sugan Dalka Jabuuti ayaa sheegay in Dowladda...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo u amba baxya Dalka Nigeria
Sabti, November 25, 2006(HOL) Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in uu Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo Muqdisho heshiis ku kala saxiixday
Sabti, November 25, 2006(HOL) Waxaa saakay heshiis 6 qodob ka kooban ku kala saxiixday magaalada Muqdisho Maxkamadaha Islaamka Xildhibaano ka tirsan D...
Warkii oo dhan »
Fatahaadda Webiga Shabeelle oo ka sii dartay
Sabti, November 25, 2006(HOL) Waxaa ka sii dartay oo khasaare baaxad leh geystay Fatahaad uu sameeyay Webiga Shabeelle, waxaana meelihii ugu dambeeyay...
Warkii oo dhan »
Beesha Ibraahim Ciise oo Duubatay Suldaan Dhaqameed
Jimco, November 24, 2006(HOL): Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yesheen Oday Dhaqameedyo, Siyaasiyiin, Aqoonyahanno, Culumaa’udiin iyo Dhalinya...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiinta sare ee Maxkamadaha Islaamka iyo Xildhibaano ku sugan Magaalada Muqdisho oo si caro leh uga jawaabay hadalkii Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya
Jimco, November 24, 2006(HOL): Hadalkii shalay ka soo yeeray Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ee ahaa in Dowladdiisu ay isu diyaarineyso dag...
Warkii oo dhan »
Aqoonyahannada ku takhasusay Cilmiga Shimbiraha maxay ka yiraahdeen Shimbirihii Croatia ka yimid ee ku dhintay Tuulada Ceel Baraf ee Gobolka Shabeelaha Dhexe?
Khamiis, November 23, 2006(HOL): Haddaba markii aynu warkan ku saabsan Shimbiraha aynu ku soo bandhignay Website-kan Hiiraan Online ayaa xiriiro nala ...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo iska diiday in ay dhowr bilood fasaxayaan Qaadka
Khamiis, November 23, 2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka oo dhawaan Wareegto ka soo saaray Qaadka ayaa wuxuu ku sii adkeystay in ay shaqeyneyso wa...
Warkii oo dhan »