Wararka Maanta
Shir Madaxeedkii Midowga Afrika oo soo dhamaaday iyadoo aaney ka soo bixin wax xal u noqon kara Mushkiladaha Soomaaliya iyo Darfur-Suudaan
Arbaco, January 31, 2007(HOL): Shirkan oo muddo labo maalmood ah ka socday Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa madaxdii ka qeybgashay waxay k...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo sheegay in uu Baydhabo ku arkay xaalad uusan horay ugu arki jirin
Talaado, January 30, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof.Cali Maxamed Geedi oo shalay gaaray magaalada Baydhabo ayaa m...
Warkii oo dhan »
Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga oo sheegay in dhaqsi wax looga qabanayo amni la'aanta ka jirta Magaalada Muqdisho
Talaado, January 30, 2007(HOL): Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salaad Cali Jeelle oo maanta ka hadlayay shir uu Gu...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in shir dib u heshiisiineed lagu qabanayo gudaha Soomaaliya
Talaado, January 30, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo magaalada Addis Ababa uga qeybgelaya kulan ay hal...
Warkii oo dhan »
Musharixiinta dooneysa qabashada Jagada Guddoomiyenimada Baarlamaanka oo maanta qudbooyin laga dhegeysanayo
Talaado, January 30, 2007(HOL): Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxay xarunta Baarlamaanka ee magaalada Baydhabo ku dhegeysanayaan ...
Warkii oo dhan »
Isbitaalka Gobolka Hiiraan oo dib loo furay kadib markii ay gacan ku heyntiisa la wareegtay Hay’adda M.S.F
Talaado, January 30, 2007(HOL): Waxaa mudo 8 sano ah kadib dib loo furay Isbitaalka weyn ee gobalka Hiiraan kadib markii hay'a...
Warkii oo dhan »
Talyaaniga oo dib u heshiisiin u qabanaya Soomaalida
Talaado, January 30, 2007(HOL): Dowladda Talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday in ay shir dib u heshiisiineed u qabaneyso Soomaalida, kaasi oo lagu soo af-...
Warkii oo dhan »
Dalalka Afrika oo dib u gurasho ka sameynaya Ciidamo ay u diraan Soomaaliya
Talaado, January 30, 2007(HOL): Dalalka Afrika ee laga doonayo in ay Ciidamo u diraan Soomaaliya ayaa waxay u muuqdaan kuwo dalabkaas dib u gurasho ka...
Warkii oo dhan »
Meles Zenawi oo ka digay in ay dib isu uruursadaan Maxkamadihii Islaamka
Isniin, January 29, 2007(HOL):Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Itoobiya Meles Zenawi oo wareysi siiyay Wakaaladda Wararka Reuters ayaa sheegay...
Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo sheegtay in ay dhinaca Cirka ka taageeri doonto Ciidamada Afrikaanka ah ee loo dirayo Soomaaliya
Isniin, January 29, 2007(HOL): Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Afrika Jendayi Frazer ayaa sheegtay in ay Dowladda...
Warkii oo dhan »