Wararka Maanta
Muraayo Nuur Cali oo heshay Daweyn Dibadda ah
Axad, February 04, 2007(HOL): Muraayo Nuur Cali oo 10 sano jir ah ayaa heshay daweyn dibadda ah kadib markii ay muddo afar sanadood ah la xanuunsaneys...
Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Midowga Afrika oo Muqdisho ku sugan
Axad, February 4, 2007(HOL): Wafdi ka socda Midowga Afrika oo xaqiiqo raadin ah ayaa ku sugan Magaalada Muqdisho, iyagoo wada hadallo la leh mas...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif oo Yemen u amba baxay
Axad, February 4, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ka amba baxay magaalada Nairobi oo uu ...
Warkii oo dhan »
Uganda oo ka warbixisay lacagta ay Ciidamadeeda ku helayaan howlgalka ay Soomaaliya ka sameynayaan
Sabti, February 03, 2007(HOL): Dowladda Uganda oo horay u sheegtay in ay Soomaaliya u direyso ciidamo gaaraya 1,500 oo askari ayaa ka warbixisay xuquu...
Warkii oo dhan »
Shiikh Aadan Madoobe oo loo dhaariyay Xilka Guddoomiyenimada Baarlamaanka Sooomaaliya
Sabti, February 03, 2007(HOL): Xaflad ka dhacday magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa maanta xilka guddoomiyenimada Baarlamaanka Soomaaliya loogu dh...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo weli ku adkeysanaya in aysan jirin maxkamado Islaam oo Wada hadallo lala sameeyo
Sabti, February 03, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta warbixin siinayay Xildhibaanada Baarlamaank...
Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu dilay
Sabti, February 3, 2007(HOL): Col. Maxamed Cali Qalaf oo ka mid ahaa Ciidamada Boolis ka Soomaaliyeed ayaa saakay lagu dilay agagaarka Isgoyska Baar U...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo Beesha Caalamka ka codsatay Dhaqaale lagu dhaqanceliyo Caruur Ciidan ahaan loo isticmaalay
Sabti, February 3, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beesha Caalamka ka codsatay dhaqaale lagu dhaqanceliyo caruur boqol kun ku dhow oo l...
Warkii oo dhan »
Tuulada Gololey Daa'uud ee Degmada Balcad oo maanta markii ugu horreysay laga furay ay dadku wax ku bartaan
Jimco, February 02, 2007(HOL): Markii abid ayaa maanta laga furay Tuulada Gololey Daa’uud ee Degmada Balcad Dugsi Hoose Dhexe oo ay dhiseen Jaaliyad...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo sheegay in uusan is-dhiibin balse uu Kenya ku tegay Xiriir lala soo sameeyay
Jimco, February 02, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo haatan ku sugan magaalada Nairobi ee d...
Warkii oo dhan »