Wararka Maanta

Guddi ay leeyihiin Ganacsatada Gobolka Hiiraan oo looga dhawaaqay magaalada Beledweyne

Guddi ay leeyihiin Ganacsatada Gobolka Hiiraan oo looga dhawaaqay magaalada Beledweyne

MAR 12, 2007

Isniin, March 12, 2007(HOL):  Kulanka oo ahaa kii ugu horeyay oo ay soo qaban-qabiyaan Ganacsatada gobalka Hiiraan laguna soo bandhigay  qaa...

Warkii oo dhan »
Wakiilka Isboortiga Puntland ee Dalalka Scandinevian-ka oo qalab Isboorti la guddoonsiiyay

Wakiilka Isboortiga Puntland ee Dalalka Scandinevian-ka oo qalab Isboorti la guddoonsiiyay

MAR 12, 2007

Isniin, March 12, 2007(HOL): Xaflad ballaaran oo lagu qabtay Dalka Denmark ayaa qalab Isboorti lagu guddoonsiiyay Wakiilka Isboortiga Puntland ee dala...

Warkii oo dhan »
Dad loo xiray in ay lug ku lahaayeen Qarax Kismaayo loogu geystay Saraakiil Soomaaliyeed oo la sii daayay

Dad loo xiray in ay lug ku lahaayeen Qarax Kismaayo loogu geystay Saraakiil Soomaaliyeed oo la sii daayay

MAR 12, 2007

Isniin, March 12, 2007(HOL): Maxkamadda Racfaanka Magaalada Kismaayo ayaa waxay sii deysay shan ruux oo loo soo qabtay in ay lug ku lahaayeen ama xita...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo sheegtay in aysan ka noqon doonin go’aankii ay ku mamnuucday dhoofinta dhuxusha

Dowladda Federaalka oo sheegtay in aysan ka noqon doonin go’aankii ay ku mamnuucday dhoofinta dhuxusha

MAR 12, 2007

Isniin, March 12, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay in aaney ogolaan doonin dhuxul kale laga dhoofiyo Dhulka Soomaaliya, iyadoo...

Warkii oo dhan »
Gaadiidka Gaashaaman ee ay ku howlgelayaan Ciidamada Uganda oo Mombasa laga soo qaadayo

Gaadiidka Gaashaaman ee ay ku howlgelayaan Ciidamada Uganda oo Mombasa laga soo qaadayo

MAR 12, 2007

Isniin, March 12, 2007(HOL): Sida ay shaacisay Jariidada Daily Nation ee ka soo baxda magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka socota magaalada Momba...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay soo af-jartay wejigii La-dagaalanka Argagixisada, ayna u gudbeyso Wejiga Sugidda Ammaanka

Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay soo af-jartay wejigii La-dagaalanka Argagixisada, ayna u gudbeyso Wejiga Sugidda Ammaanka

MAR 11, 2007

Axad, March 11, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay soo geba-gebeysay wejigii hore ee wax ay ugu yeertay la-d...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo qorsheyneysa in ay Magaalada Muqdisho ku baahiso Ciidamo ammaanka suga

Dowladda Federaalka oo qorsheyneysa in ay Magaalada Muqdisho ku baahiso Ciidamo ammaanka suga

MAR 11, 2007

Axad, March 11, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in ay Magaalada Muqdisho ku baahiso Ciidamo wax ka qabta ammaan darrada ka...

Warkii oo dhan »
Xuska Sanadguuradii 11aad ee ka soo wareegatay geeridii Elman Cali Axmed oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska Sanadguuradii 11aad ee ka soo wareegatay geeridii Elman Cali Axmed oo Muqdisho lagu qabtay

MAR 11, 2007

Axad, March 11, 2007(HOL):  Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay sanad guuradii 11aad ee ka soo wareegatay geeridii marxu...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku soo jeeday Magaalada Muqdisho oo lagu weeraray Deegaanka No. 60

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku soo jeeday Magaalada Muqdisho oo lagu weeraray Deegaanka No. 60

MAR 11, 2007

Axad, March 11, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo watay gaadiidka dagaalka, isla markaana ku soo jeeday Magaalada Muqdisho ayaa lagu weeraray Deegaa...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Uganda oo ka saaray Miino loo geliyay Wadada loo mari Garaoonka Diyaaradaha Muqdisho

Ciidamada Uganda oo ka saaray Miino loo geliyay Wadada loo mari Garaoonka Diyaaradaha Muqdisho

MAR 10, 2007

Sabti, March 10, 2007(HOL): Ciidamada Uganda ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa miino loo geliyay ka saaray Wadada isku xirta KM4 iyo Garoonka Diyaar...

Warkii oo dhan »