Wararka Maanta
Gaari uu lahaa Ku xigeenka Duqa Magaalada Muqdisho oo la qarxiyay
Talaado, March 13, 2007(HOL): Gaari uu lahaa ku xigeenka Duqa Magaalada Muqdisho ee dhinaca Siyaasadda iyo Ammaanka Ibraahim Cumar Sabriye...
Warkii oo dhan »
Askar Itoobiyaan ah oo Haweeney Soomaaliyeed ku kufsaday Deegaanka Cerfiid
Talaado, March 13, 2007(HOL): Labo Askari oo ka tirsan Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan Xero ku taala nawaaxiga Ceel Carfiid ee duleedka ...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo ka dhacay Isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdisho
Talaado, March 13, 2007(HOL): Dagaal aad u xooggan ayaa duhurnimadii maanta waxaa uu ka dhacay Isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalk...
Warkii oo dhan »
Maxaa ka jira in shalay diyaarad gargaar geysay Muqdisho gantaal lagu weeraray?
Talaado, March 13, 2007(HOL): Diyaarad laga leeyahay Dalka Belerus oo gargaar geysay Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in markii ay ku degeysay garoo...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in uu dalka Soomaaliya kala baxayo Ciidamada ka jooga
Talaado, March 13, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi aya sheegay in Ciidamada ka dalkiisa uu si dhaqsi ah uga baxsan doono Soomaal...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Musaveni oo ka jawaabay eedeyn uga timid Dowladda Eretereya oo ku saabsan Ciidamada uu geeyay Soomaaliya
Talaado, March 13, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Uganda Yoweri Museveni ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo baxay Dowladda Eretereya oo ku wajahn...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Ciidamada Uganda ee Muqdisho ku sugan oo ugu baaqay Mas’uuliyiinta Maxkamadihii Islaamka in ay Dalka dib ugu soo noqdaan
Talaado, March 13, 2007(HOL): Afhayeenka Ciidamada Uganda ee ku sugan Magaalada Muqdisho Captain Paddy Ankunda ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta Maxkam...
Warkii oo dhan »
Fanaaniinta Soomaaliyeed ee Muqdisho ku sugn oo Guddoomiye doortay
Isniin, March 12, 2007(HOL): Fannaaniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxay markii...
Warkii oo dhan »
Guddomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta oo si KMG ah xilkii looga qaaday
Isniin, March 12, 2007(HOL): Shir aan caadi ahayn oo ay Hotelka Muqdisho (EX-Daameey) ay ku yeesheen Xubnaha Guddiga Fulinta Xiriirka Soomaaliyeed ee ...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay in Xukuumadda Federaalka ay u guurto Magaaada Muqdisho
Isniin, March 12, 2007(HOL): Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeesay Xaruntooda KMG ah ee Magaalada Baydhabo ayaa wa...
Warkii oo dhan »