Wararka Maanta

Ra'iisal Wasaare Zenawi oo sheegay cidda ay ciidamadiisa kula dagaalamayaan Muqdisho

Ra'iisal Wasaare Zenawi oo sheegay cidda ay ciidamadiisa kula dagaalamayaan Muqdisho

APR 25, 2007

Arbaco, April 25 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Meles Zenawi oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in dagaa...

Warkii oo dhan »
Dagaal Weli ka socda magaalada Muqdisho

Dagaal Weli ka socda magaalada Muqdisho

APR 25, 2007

Arbaco, April 25 2007(HOL): Dagaal aad u culus oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu weli ka socdaa Magaalada Muqdisho, iy...

Warkii oo dhan »
R/Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in ciidamada Itoobiya ay dagaal kula jiraan kooxo yar oo ka haray Ururkii Al-Shabaab

R/Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in ciidamada Itoobiya ay dagaal kula jiraan kooxo yar oo ka haray Ururkii Al-Shabaab

APR 25, 2007

Arbac. 25, Apri. 2007 (HOL)   R/Wasaaraha  Xukuumada Itoobiya Males Zenawi oo ka hadlayay Magaalada Adis Abab ayaa waxaa uu si faah faa...

Warkii oo dhan »
Dagaallo xoogan oo saaka ka billaawday magaalada Muqdisha.

Dagaallo xoogan oo saaka ka billaawday magaalada Muqdisha.

APR 25, 2007

Arboco, April 25 (HOL) - Dagaalladii u dhexeeyay ciidamada dowlada Itoobiya iyo xoogagga kasoo horjeeda ayaa saaka mar kale si xoogan uga billaawday q...

Warkii oo dhan »
Dadaal xabadda lagu joojinayo oo ka socda magaalada Muqdisha

Dadaal xabadda lagu joojinayo oo ka socda magaalada Muqdisha

APR 24, 2007

Talaado, April 24 (HOL) - Waxaa mar kale soo cusboonaaday dadaalladii loogu jiray in waan-wantii iyo xabad joojin la dhex dhigo ciidamada Itoobiya iyo...

Warkii oo dhan »
Qarax ay dad fara badani ku dhinteen oo ka dhacay agagaarka hotel Ambasador ee Mag. Muqisha

Qarax ay dad fara badani ku dhinteen oo ka dhacay agagaarka hotel Ambasador ee Mag. Muqisha

APR 24, 2007

Talaado, April 24 (HOL) - Qarax weyn oo loo adeegsaday baabuur waxyaabaha qarxa lagu soo rakibay ayaa maanta waqtigii salaadda casar ee xilliga Muqdih...

Warkii oo dhan »
Weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday xero ay dagan yihiin Ciidamada Itoobiya

Weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday xero ay dagan yihiin Ciidamada Itoobiya

APR 24, 2007

Talaado, April 24 (HOL) - Duhurnimadii maanta ayaa waxaa uu qarax aad u xoogani gilgilay magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose. Qaraxan oo ah...

Warkii oo dhan »
Hub iyo rasaas ku sii jeeday gobolada dhexe oo ay qabteen ciidamada Itoobiya ee jooga duleedka magaalada Beled Weyne

Hub iyo rasaas ku sii jeeday gobolada dhexe oo ay qabteen ciidamada Itoobiya ee jooga duleedka magaalada Beled Weyne

APR 24, 2007

Talaado, 24, Apri. 2007 (HOL)  Ciidamada Fariisinkoodu yahay Deegaanka Jante-kuwiindisho oo uu jirta Magaalada B/weyn 5km ayaa Gacanta ku dhigay ...

Warkii oo dhan »
Dagaalladii magaalada Muqdisha oo maalintii 6aad galay

Dagaalladii magaalada Muqdisha oo maalintii 6aad galay

APR 24, 2007

Talaado, April 24 (HOL) - Inakstoo magaalada Muqdisha ay habeenkii xalay  ahaa iyo saacadihii hore ee saakay ay daganeyd marka loo eego 5tii maal...

Warkii oo dhan »
GUDIGA QIIMEYTA QASAARAHA DAGAALADA EE BEESHA HAWIYE OO SOO SAARAY QASAARIHII KA DHASHAY DAGAALADII UGU DANBEEYAY.

GUDIGA QIIMEYTA QASAARAHA DAGAALADA EE BEESHA HAWIYE OO SOO SAARAY QASAARIHII KA DHASHAY DAGAALADII UGU DANBEEYAY.

APR 23, 2007

Isniin, 23, Apr. 2007 (HOL) Gudiga qiimeyta qasaaraha ka dhasha dagaalada ee Beesha Hawiye ayaa maanta waxaa ay soo saareen qiimeyn sida ay sheegeen a...

Warkii oo dhan »