Wararka Maanta
Duubabka Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo baaqyo Nabadeed u jeediyay dhinacyada isku haya Deegaanka Baar-Magoog
Khamiis, May 10, 2007(HOL): Kulan si wada jir ah ay u yeesheen Duubabka dhaqanka ee beelaha gobalka Hiiraan kana dhacay Guriga Ugaas C/raxm...
Warkii oo dhan »
Cabdi Qeybdiid oo sheegay in gurigii hub lagu arko uu noqon doono Hanti Qaran
Khamiis, May 10, 2007(HOL): Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ku hanjabay in lala wareegi doono gurigii ...
Warkii oo dhan »
Muqdisho oo ay Qaraxyada ku soo badanayaan
Khamiis, May 10, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ayaa tan iyo markii ay gacan ku heynteeda la wareegtay Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ku soo bada...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo wareejiyay Xilkii Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe
Talaado, May 08, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa maanta xilkii Gobol...
Warkii oo dhan »
Faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan dagaalkii maalintii shalay ahayd ka dhacay Deegaanka Baar Magood
Talaado, May 08, 2007(HOL): Dagaal Culus oo aan waxba lasy-kula haran kuna dhax maray deegaanka Baar-magoog Maalintii shalay dhinacyadii ku dagaalamay...
Warkii oo dhan »
Magaalada Kismaayo oo xalay Bandow ku Jirtay
Talaado, May 08, 2007(HOL): Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ku waabariisatay bandow, kadib markii ay amark...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Uganda oo mushaar la'aan ka cabanaya iyagoo aan wax howlgal ah ka sameynin Muqdisho
Talaado, May 08, 2007(HOL): Afhayeen u hadlay Ciidamada Uganda ayaa sheegay in aysan Ciidamadooda Uganda ee howlgalka nabad ilaalinta ah u tegay Magaa...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka oo burburiyay Sandaqado si sharci darro ah looga dhisay hareeraha Waddooyinka
Talaado, May 08, 2007(HOL): Ciidamada Mileteriga iyo kuwa Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya oo wada socda ayaa saakay waxay burburiyeen sandaqad...
Warkii oo dhan »
Dadka degan Xarumaha iyo Guryaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo lagu amray in ay goobahaas ka guuraan
Isniin, May 07, 2007(HOL): Amar ka soo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dadka degan Xarumaha Ciidamada Xoogga Dalka iyo weliba gu...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo howlgallo hub uruurin ah ka sameeyay Magaalada Muqdisho
Isniin, May 07, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladda Itoobiya ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa howlgal hub uruurin...
Warkii oo dhan »