Wararka Maanta
Guddoomiyihii Degmada Huriwaa oo xalay Gurigiisa lagu dilay
Isniin, May 14, 2007(HOL): Nin ku hubeysnaa Bastoolad ayaa xalay toogasho ugu geystay Magaalada Muqdisho Guddoomiyihii Degmada Huriwaa marxuum C/llaah...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Uganda oo codsi u jeediyay Shacabka Soomaaliyeed
Axad, May 13, 2007(HOL): Ciidammada Uganda ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa ka codsaday shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan Magaalada ...
Warkii oo dhan »
Kuweyt iyo Itoobiya oo isku raacay in la dhowro Madax Banaanida iyo Midnimada Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed
Axad, May 13, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi iyo Ra’iisal wasaaraha Dalka Kuweyt Sheekh Naasir Al-Maxamed Al-Axmed Al-Sabaax ...
Warkii oo dhan »
Dagaal ay Dad ku dhinteen oo ka dhacay Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe
Axad, May 13, 2007(HOL): Dagaallo ay ku dhinteen ugu yaraan 6-ruux ayna ku dhaawacmeen tiro kale oo fara badan ayaa ka dhacay Deegaanno ka tirsan Gobo...
Warkii oo dhan »
Wadamada ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD oo ku heshiiyay in ay la dagaalamaan Argagixisada
Axad, May 13, 2007(HOL): Madax ka socota Wadadmada ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD oo shir ku yeeshay Dalka Jabuuti ayaa waxay gunaanadkii shirkooda ...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Magaalada Kismaayo oo kacsan
Axad, May 13, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in ay magaaladaas ahayd xalay iyo ...
Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaalka Jowhar kadib maamulladii Maxamed Dheere iyo midkii Maxkamadihii Islaamka?
Sabti, May 12, 2007(HOL): Maamulka Cusub ee Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa markii ugu horeysay wuxuu soo saaray amar ah in aan Magaalada Jowhar lagu qa...
Warkii oo dhan »
Uganda oo sheegtay in Ciidamadeeda ay sii joogayaan Soomaaliya
Sabti, May 12, 2007(HOL): Dowladda Uganda ee Madaxweyne Yoweri Mosaveni ayaa shaaca ka qaaday in ay ciidamadeeda sii joogi doonaan Dalka Soomaaliya, g...
Warkii oo dhan »
Ganacsatada Gobolka Banaadir oo sheegay in ay la shaqeynayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya
Sabti, May 12, 2007(HOL): Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa daboolka ka qaaday inay la shaqeynayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan ...
Warkii oo dhan »
Kenya oo sheegtay in aanu xalka Soomaaliya ku jirin xoog wax lagu raadiyo
Sabti, May 12, 2007(HOL): Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday in aanu xalka Soomaaliya ku jirin xoog wax lagu raadiyo hayeeshee loo baahan yahay in d...
Warkii oo dhan »