Wararka Maanta

Rasaas xoogan oo laga dhex maqlayo gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar

Rasaas xoogan oo laga dhex maqlayo gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar

JUL 13, 2024

Sabti, Luulyo, 13, 2024 (HOL) - Wararka haatan kusoo dhacaya warqabadka HOL ayaa sheegaya in rasaas xoogan ay ka dhex socoto gudaha Xabsiga dhexe ee X...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Finland oo meel mariyay sharci ka dhan ah muhaajriinta ka imaanaya Soomaaliya

Baarlamaanka Finland oo meel mariyay sharci ka dhan ah muhaajriinta ka imaanaya Soomaaliya

JUL 13, 2024

 Sabti, Luulyo, 13, 2024 (HOL) - Baarlamaanka Finland ayaa meel mariyay sharci siinaya ciidamada ilaalada xuduudaha inay xannibaan muhaajiriinta ...

Warkii oo dhan »
Duulimaadka tooska ah ee Egypt Air oo Maanta magaalada Muqdisho laga daahfuray

Duulimaadka tooska ah ee Egypt Air oo Maanta magaalada Muqdisho laga daahfuray

JUL 12, 2024

 Jimco, Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi Axmed...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh “Qof Shabaab ah kuma soo wici karo, mana wici kartid ogow waa dambi taas"

Madaxweyne Xasan Sheekh “Qof Shabaab ah kuma soo wici karo, mana wici kartid ogow waa dambi taas"

JUL 12, 2024

 Jimco, Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in ciqaab ada...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo ka guuraysa Xeerka Ciqaabta Soomaaliya oo ay 33 sanno isticmaalaysay

Somaliland oo ka guuraysa Xeerka Ciqaabta Soomaaliya oo ay 33 sanno isticmaalaysay

JUL 12, 2024

 Jimco, Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay ka guurayso Xeerkii Ciqaabta Soomaaliya oo ay isticmaalaysay mudadii ay jirt...

Warkii oo dhan »
Dagaal beeleedkii degmada Luuq oo laga soo saaray qodobo muhiim ah

Dagaal beeleedkii degmada Luuq oo laga soo saaray qodobo muhiim ah

JUL 12, 2024

 Jimco, Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Guddiga xal u helista dagaal beeleedka degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa soo saaray qodobo la xariira xal u heli...

Warkii oo dhan »
Lataliyahii amniga Farmaajo "Abiy Axmed waa nin xagjir ah, hadii dowladda iska dhicin karin Al-shabaab ha u baneyso"

Lataliyahii amniga Farmaajo "Abiy Axmed waa nin xagjir ah, hadii dowladda iska dhicin karin Al-shabaab ha u baneyso"

JUL 12, 2024

 Jimco,  Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Cabdisaciid Muuse Cali Lataliyahii hore ee dhanka amniga Qaranka madaxweynahii hore ee dalka Maxamed Cabdu...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

JUL 12, 2024

 Jimco,  Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal Xalay ku dhexmaray deegaanka Qaamqaam oo ka mid ah deegaanada h...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo sheegay in uu Somaliland kala hadlay xalinta khilaafaadka gobolka

Maraykanka oo sheegay in uu Somaliland kala hadlay xalinta khilaafaadka gobolka

JUL 12, 2024

 Jimco,  Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay in ay Somaliland kala hadashay in wixii khilaaf gobolka ka taagan la...

Warkii oo dhan »
Maraykanka iyo Somaliland oo ka wada hadlay heshiiska Itoobiya, amniga gobolka iyo doorashooyinka

Maraykanka iyo Somaliland oo ka wada hadlay heshiiska Itoobiya, amniga gobolka iyo doorashooyinka

JUL 11, 2024

 Khamiis, Luulyo, 11, 2024 (HOL) - Dowlada Maraykanka iyo Somaliland ayaa ka wadahadlay xaalada amaan ee Geeska Afrika, heshiiska Somaliland iyo ...

Warkii oo dhan »