Wararka Maanta

Booliiska Soomaaliya oo Muqdisho kusoo bandhigay 24 dhalinyaro ah oo ku eedeysan falal amaan darro

Booliiska Soomaaliya oo Muqdisho kusoo bandhigay 24 dhalinyaro ah oo ku eedeysan falal amaan darro

OCT 06, 2024

Axad, October, 6, 2024 (HOL) - Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa howlgalo ay ka sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho kusoo qabqabtay 24 dhalinyaro ah ...

Warkii oo dhan »
Madaxtooyada Soomaaliya oo lagu eedeeyay inay dhaqaale ku bixisay faafinta dacaayad ka dhan ah Axmed Madoobe

Madaxtooyada Soomaaliya oo lagu eedeeyay inay dhaqaale ku bixisay faafinta dacaayad ka dhan ah Axmed Madoobe

OCT 06, 2024

 Axad, October, 6, 2024 (HOL) - Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Jubbaland, Maxamed Xasan Xiis ayaa ku eedeeyay madaxtooyada Soomaaliya inay d...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Erdogan: Dadka Soomaaliyeed gaajada iyo colaadaha way ka bixidoonaan markaan shidaalka usoo saarno

Madaxweyne Erdogan: Dadka Soomaaliyeed gaajada iyo colaadaha way ka bixidoonaan markaan shidaalka usoo saarno

OCT 06, 2024

 Axad, October, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay, in dadka Soomaaliyeed oo tobanaan sano lala xiriir...

Warkii oo dhan »
Shirkada Dahabshiil oo u Hoggaansantay Amaradii Dowlada Soomaaliya

Shirkada Dahabshiil oo u Hoggaansantay Amaradii Dowlada Soomaaliya

OCT 06, 2024

 Axad, October, 6, 2024 (HOL) - Shirkada Dahabshiil ayaa mareegaheeda ka saartay magaca 'Somaliland' iyada oo u hoggaansamaysa amarkii dowlada So...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in Itoobiya ineysan ka mid noqon doonin howlgalka cusub hadii aysan ka laaban heshiiska badda

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in Itoobiya ineysan ka mid noqon doonin howlgalka cusub hadii aysan ka laaban heshiiska badda

OCT 05, 2024

 Sabti, October, 5, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa shaaca ka qaad...

Warkii oo dhan »
Golaha Shacabka oo Maanta ansixiyay laba Hindise Sharciyeed oo muhiim ah

Golaha Shacabka oo Maanta ansixiyay laba Hindise Sharciyeed oo muhiim ah

OCT 05, 2024

 Sabti, October, 5, 2024 (HOL) - Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhiga shanaad kula...

Warkii oo dhan »
Shiinaha oo ugu baaqay dhinacyada siyaasada Soomaaliya inay wadahadal ku xalliyaan khilaafaadkooda

Shiinaha oo ugu baaqay dhinacyada siyaasada Soomaaliya inay wadahadal ku xalliyaan khilaafaadkooda

OCT 05, 2024

 Sabti, October, 5, 2024 (HOL) - Ergeyga Shiinaha ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay dhinacyada siyaasadda Soomaalida inay wada hadal ku xalliy...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay howlgalo culus oo laga fuliyay gobolka Galgaduud

Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay howlgalo culus oo laga fuliyay gobolka Galgaduud

OCT 05, 2024

 Sabti, October, 5, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka, kuwa Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka iyo saaxiibada...

Warkii oo dhan »
Turkiga oo soo sagootiyay markabkii Soomaaliya ka samayn lahaa sahminta shidaalka

Turkiga oo soo sagootiyay markabkii Soomaaliya ka samayn lahaa sahminta shidaalka

OCT 05, 2024

 Sabti, October, 5, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, Wasiirka Batroolka Soomaaliya, Abdirizak Omar Mohamed, Wasiirka Tam...

Warkii oo dhan »
Ku dhawaad 30 xubnood oo Al-shabaab looga dilay gobolka Shabeellaha Hoose

Ku dhawaad 30 xubnood oo Al-shabaab looga dilay gobolka Shabeellaha Hoose

OCT 05, 2024

 Sabti, October, 5, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada 7-aad ayaa howlgalo qorsheysan oo ka dhacay deegaano ka tir...

Warkii oo dhan »