Wararka Maanta

Madaxweyne Qoor Qoor "Itoobiya Dekad maheysato sidaa darteed Hobyo waxaa halkaas uga furan Ganacsi Fiican"

Madaxweyne Qoor Qoor "Itoobiya Dekad maheysato sidaa darteed Hobyo waxaa halkaas uga furan Ganacsi Fiican"

OCT 07, 2024

 Isniin, October, 7, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa ka qeyb galay munaasibad si weyn loo soo agaa...

Warkii oo dhan »
Booliiska Baledweyne oo gacanta kusoo dhigay rag ku eedeysan afduub iyo dil loo geystay wiil 7 jir ahaa

Booliiska Baledweyne oo gacanta kusoo dhigay rag ku eedeysan afduub iyo dil loo geystay wiil 7 jir ahaa

OCT 07, 2024

 Isniin, October, 7, 2024 (HOL) - Ciidanka Booliiska Baledweyne ayaa gacanta kusoo dhigay afar ruux oo ku eedeysan dil iyo afduub loo geystay wii...

Warkii oo dhan »
Taye Atskeselasse oo loo doortay Madaxweynaha lixaad ee Itoobiya

Taye Atskeselasse oo loo doortay Madaxweynaha lixaad ee Itoobiya

OCT 07, 2024

 Isniin, October, 7, 2024 (HOL) - Taye Atskeselasse oo hore u soo qabtay xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, ayaa maanta oo Isniin ah wa...

Warkii oo dhan »
Puntland oo Axmed Madoobe ku ammaantay inuu isaga tagay shirkii Golaha Wadatashiga ee Muqdisho ka socday

Puntland oo Axmed Madoobe ku ammaantay inuu isaga tagay shirkii Golaha Wadatashiga ee Muqdisho ka socday

OCT 07, 2024

 Isniin, October, 7, 2024 (HOL) - Puntland ayaa soo dhoweysay in madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe uu dib ugu laabtay magaalada Kisma...

Warkii oo dhan »
Uganda oo su’aal galisay sababta ay Masar u doonayso inay ugu biirto howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya

Uganda oo su’aal galisay sababta ay Masar u doonayso inay ugu biirto howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya

OCT 07, 2024

 Isniin, October, 7, 2024 (HOL) - Deeq bixiyayaasha iyo wadamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay ku lug lahaanshaha Ma...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Jubbaland oo isaga baxay Shirka Wadatashiga Qaranka, dibna ugu laabtay magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland oo isaga baxay Shirka Wadatashiga Qaranka, dibna ugu laabtay magaalada Kismaayo

OCT 07, 2024

 Isniin, October, 7, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa Saakay dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheikh oo lagu eedeeyay inuu ku qasbayo dowlad goboleedyada muddo kordhin

Madaxweyne Xasan Sheikh oo lagu eedeeyay inuu ku qasbayo dowlad goboleedyada muddo kordhin

OCT 07, 2024

 Isniin, October, 7, 2024 (HOL) - Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed, iyo xildhibaan...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo ku eedeysay Itoobiya in ay ka baxday howlihii loo igmaday ee nabad ilaalinta Soomaaliya

Soomaaliya oo ku eedeysay Itoobiya in ay ka baxday howlihii loo igmaday ee nabad ilaalinta Soomaaliya

OCT 07, 2024

 Isniin, October, 7, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa ku eedeysay Itoobiya in ay jabisay qodobbadii kasoo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay,...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi "Masar iyo Eretariya waxaan ka wada hadalnay gardarrada Itoobiya ku sameysay Dalkeena"

Wasiir Fiqi "Masar iyo Eretariya waxaan ka wada hadalnay gardarrada Itoobiya ku sameysay Dalkeena"

OCT 06, 2024

 Axad, October, 6, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sharaxaad ka bixiya...

Warkii oo dhan »
Puntland oo boggaadisay mowqif uu Madaxweynaha Jubbaland ka qaatay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

Puntland oo boggaadisay mowqif uu Madaxweynaha Jubbaland ka qaatay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

OCT 06, 2024

 Axad, October, 6, 2024 (HOL) - Maamul goboleedka Puntland oo aanan qeyb ka aheyn shirka golaha wadatashiga Qaranka ee ka socda maalintii afaraad...

Warkii oo dhan »