Wararka Maanta

Jubaland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka inay Ciidamo kasoo saareyso furimaha dagaalka

Jubaland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka inay Ciidamo kasoo saareyso furimaha dagaalka

NOV 09, 2024

 Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Wasaaradda amniga Gudaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa sheegtay in Dowladda Federaalka ay xagal daacinayso...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Amniga Gudaha oo beenisay in Cabdullaahi Ganey uu yahay La taliye ka tirsan Wasaaradda

Wasaaradda Amniga Gudaha oo beenisay in Cabdullaahi Ganey uu yahay La taliye ka tirsan Wasaaradda

NOV 09, 2024

 Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay maanta qoraal ay ku cadeyneyso in sh...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya " Waxaan indhaha ku haynaa Doorashada Somaliland"

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya " Waxaan indhaha ku haynaa Doorashada Somaliland"

NOV 09, 2024

 Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney taageereyso hanaanka Doorashooyi...

Warkii oo dhan »
Puntland: Waan soo dhoweyaynaa hadduu Xasan Sheikh yimaado Garowe si uu u garnaqsado

Puntland: Waan soo dhoweyaynaa hadduu Xasan Sheikh yimaado Garowe si uu u garnaqsado

NOV 09, 2024

 Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Puntland, Eng. Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan...

Warkii oo dhan »
Mahdi Guuleed oo loo doortay Gudoomiyaha Guddiga Diyaarinta Xeerka Doorashooyinka Qof iyo Cod

Mahdi Guuleed oo loo doortay Gudoomiyaha Guddiga Diyaarinta Xeerka Doorashooyinka Qof iyo Cod

NOV 09, 2024

 Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Villa Hargeysa maanta waxaa ka dhacay fadhi ay iskugu yimaadeen  Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal e...

Warkii oo dhan »
Wasaaraddii uu wasiirka ka ahaa Mukhtaar Roobow oo magaca laga badelay

Wasaaraddii uu wasiirka ka ahaa Mukhtaar Roobow oo magaca laga badelay

NOV 09, 2024

 Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacii ka badalay Wasaaraddii uu wasiir...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay baaritaan ku sameyso dilka saxafiyad Amuun Cabdullaahi Maxamed

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay baaritaan ku sameyso dilka saxafiyad Amuun Cabdullaahi Maxamed

NOV 09, 2024

Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Shabakadda caalamiga ah ee IPI ayaa si xooggan u cambaareysay dilka saxafiyadda Soomaali-Swedish-ka ah, Amuun Cabdull...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ciidanka Itoobiya laga reebay howlgalka cusub AUSSOM

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ciidanka Itoobiya laga reebay howlgalka cusub AUSSOM

NOV 09, 2024

 Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa xaqii...

Warkii oo dhan »
Cabdiraxman Cabdi Shakuur oo sharci daro ku tilmaamay Guddigii uu magacaabay BFS

Cabdiraxman Cabdi Shakuur oo sharci daro ku tilmaamay Guddigii uu magacaabay BFS

NOV 09, 2024

 Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si kulul u dhale...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waxa ay yihiin Soomaalida Germany laga soo celinayo

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waxa ay yihiin Soomaalida Germany laga soo celinayo

NOV 08, 2024

 Jimco, November, 8, 2024 (HOL) - Wasiiru Dowlaha arrimaha dibada Soomaaliya Cali Cumar Cali Balcad ayaa ka hadlay arrimo maalmihii lasoo dhaafay...

Warkii oo dhan »