Wararka Maanta
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland oo Si Buuxda U Taageeray Mucaaradka
Axad, October, 10, 2024 (HOL) - Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa bulshada ugu baaqay in ay u c...
Warkii oo dhan »Midowga Afrika oo go’aamiyay in waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya ay ka qeybgalaan howlgalka AUSSOM
Axad, November, 10, 2024 (HOL) - Midowga Afrika ayaa go’aamiyay in ciidamada ka qeyb galaya howlgalka nabad ilaalinta ee soo socda ee Soomaali...
Warkii oo dhan »Dagaal khasaare lagu gaarsiiyay kooxda Al-shabaab oo ka dhacay Galgaduud
Axad, November, 10, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Saakay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay ku qaadeen fariisimo cii...
Warkii oo dhan »Jubaland oo hakisay wada shaqeyntii kala dhaxeysay Dowladda Federaalka
Axad, November, 10, 2024 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa soo saartay war saxaafadeed ay kaga hadashay arri...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Jubaland oo ansixiyay Guddiga Doorashada Jubaland
Axad, November, 10, 2024 (HOL) - Baarlamaanka Dowladd Goboleedka Jubaland ayaa saakay ansixiyay guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorasho...
Warkii oo dhan »Xisbiga uu hogaamiyo Sheekh Shariif oo soo dhoweeyay Magacaabista Guddiga Doorashada Jubaland
Axad, November, 10, 2024 (HOL) - Xisbiga Himilo Qaran oo uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhow...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Qoorqoor "Waxaan diyaar u nahay in deegaanada Galmudug laga qabto Doorasho qof iyo cod ah"
Axad, November, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa shaaca ka qaaday in maamulkiisa uu di...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka oo si adag uga hortimid magacaabidda guddiga doorashada Jubbaland
Axad, November, 10, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cambaareysay go’aanka uu madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe xalay ku ma...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay Guddiga Doorashooyinka Jubbaland
Axad, November, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Magacaabay Guddiga Madaxa banaa...
Warkii oo dhan »Jubaland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka inay Ciidamo kasoo saareyso furimaha dagaalka
Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Wasaaradda amniga Gudaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa sheegtay in Dowladda Federaalka ay xagal daacinayso...
Warkii oo dhan »