Wararka Maanta

Mucaaradka Jubbaland oo magacaabay guddi doorasho oo gaar ah

Mucaaradka Jubbaland oo magacaabay guddi doorasho oo gaar ah

NOV 18, 2024

 Isniin, October, 18, 2024 (HOL) - Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Jubaland (GMMJ) ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Guddiga Madaxa...

Warkii oo dhan »
Ra'iisul Wasaare Xamse " Axmed Madoobe ma haysto sharciyad uu ku maamulo Doorasho"

Ra'iisul Wasaare Xamse " Axmed Madoobe ma haysto sharciyad uu ku maamulo Doorasho"

NOV 18, 2024

 Isniin, October, 18, 2024 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta ka hadlayay munaasabadda xil w...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya qarax dad shacab ah ku dhinteen oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Faahfaahino kasoo baxaya qarax dad shacab ah ku dhinteen oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

NOV 18, 2024

 Isniin, October, 18, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax galinkii dambe ee Shalay ka dhacay inta u dhax...

Warkii oo dhan »
Ku dhawaad 30,000 oo qaxooti Ethiopian ah oo Puntland gaaray 10 bilood gudahood

Ku dhawaad 30,000 oo qaxooti Ethiopian ah oo Puntland gaaray 10 bilood gudahood

NOV 18, 2024

 Isniin, October, 18, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Puntland, Cabdi Siciid Juxa, ayaa shaaca ka qaaday in ku dhawaad 30,000 oo q...

Warkii oo dhan »
Howlgalka ATMIS oo sheegay inuu guul kusoo dhamaaday wajigiii saddexaad ee dhimista tirada ciidamada ATMIS

Howlgalka ATMIS oo sheegay inuu guul kusoo dhamaaday wajigiii saddexaad ee dhimista tirada ciidamada ATMIS

NOV 17, 2024

 Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo gabagabeeyey wejigii saddexaad ee d...

Warkii oo dhan »
Guddiga Doorashooyinka Jubaland oo la kulmay Odayaasha soo xulaya Xildhibaanada Jubaland

Guddiga Doorashooyinka Jubaland oo la kulmay Odayaasha soo xulaya Xildhibaanada Jubaland

NOV 17, 2024

 Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Guddiga Doorashooyinka Jubaland ayaa maanta kulan la yeeshay Odayaasha Dhaqanka beelaha Jubaland, kuwaas oo door...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo Xaasidnimo iyo Quudhiwaa ku eedaysay Dowlada Soomaaliya

Somaliland oo Xaasidnimo iyo Quudhiwaa ku eedaysay Dowlada Soomaaliya

NOV 17, 2024

 Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland oo jawaabaysa eedayntii Wasiir Fiqi ee danjirayaasha shisheeye, ayaa sheegtay in dowlada So...

Warkii oo dhan »
Xasan Cali Kheyre oo ku baaqay madal Qaran oo looga heshiiyo Doorashooyinka dalka

Xasan Cali Kheyre oo ku baaqay madal Qaran oo looga heshiiyo Doorashooyinka dalka

NOV 17, 2024

 Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul uga hadlay siyaasadda xiligaan ay dhex muqu...

Warkii oo dhan »
11 qof oo ku geeriyooday dagaal beeleed ka dhacay degaan hoos yimaada magaalada Dhuusomareeb

11 qof oo ku geeriyooday dagaal beeleed ka dhacay degaan hoos yimaada magaalada Dhuusomareeb

NOV 17, 2024

 Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Ugu yaraan 11 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen, halka tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen dagaal ...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi oo digniin u jeediyay diblumaasiyiin lagu eedeeyay in ay ku xad-gudbeen Qaranimada Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo digniin u jeediyay diblumaasiyiin lagu eedeeyay in ay ku xad-gudbeen Qaranimada Soomaaliya

NOV 17, 2024

 Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Somaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa qaar kamid ah diblumaasiyiinta shishe...

Warkii oo dhan »