Wararka Maanta
Sheekh Shariif, Xasan Cali Kheyre iyo Cabdiraxman Cabdishakuur oo ku baaqay joojinta dagaalka Jubaland
Arbaco, December, 11, 2024 (HOL) - War saxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, R...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay dagaalkii saakay ka dhacay nawaaxiga Raas kambooni
Arbaco, December, 11, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay d...
Warkii oo dhan »Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland oo ka qarxay nawaaxiga deegaanka Raas kambooni
Arbaco, December, 11, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kuwa Jubba...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Arbaco, December, 11, 2024 (HOL) - Kooxo hubeysan oo ah burcad u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa magaalada Cape Town ku dilay muwaadin Soomaa...
Warkii oo dhan »Xabsi u gaar ah Dumarka oo laga hirgaliyay Magaalada Muqdisho
Arbaco, December, 11, 2024 (HOL) - Waxaa Magaalada Muqdisho laga hirgaliyay Xabsi u gaar ah Dumarka, Xabsigaan oo laga dhisay Degmada Xamar Jaja...
Warkii oo dhan »Hay’adda IMF oo oggolaatay in 10 Milyan oo Doollar la siiyo Soomaaliya
Arbaco, December, 11, 2024 (HOL) - Guddiga Sare ee Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) ayaa soo gabagabeeyey wada tashigii iyo dib u eegistii labaad...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo Turkiga u gaaray kaqeyb galka wada hadalada Dowladiisa iyo Itoobiya
Arbaco, December, 11, 2024 (HOL) - Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay ka degay Magaalada ...
Warkii oo dhan »Safiirka UK ee Soomaaliya: Waa in xal nabadeed lagu dhameeyaa xiisadaha ka taagan Jubbaland
Talaado, December, 10, 2024 (HOL) - Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, Mike Nithavrianakis, ayaa kulan kula yeeshay raysal wasaarah...
Warkii oo dhan »Yuusuf Garaad: Soomaaliya marna kama tanaasulin mowqifkeeda ku aaddanaa xadgudubka Itoobiya ee dhulka Soomaaliya
Talaado, December, 10, 2024 (HOL) - Ergeyga Soomaaliya u qaabilsan Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheega...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo u duulay Turkiga si uu uga qeyb galo wejigii 3aad ee wadahadalada Itoobiya
Talaado, December, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray magaalada Ankara ee dalka Turkiga, si uu uga qa...
Warkii oo dhan »