Wararka Maanta
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo kulan kula qaatay Addis Ababa Taliyaha Guud ee Ciidanka Itoobiya
Jimco, December, 13, 2024 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka ...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare ku xigeenka dalka oo sheegay in heshiiskii Ankara uu meesha ka saarayo wax walba oo ay ku taameysay Itoobiya
Jimco, December, 13, 2024 (HOL) - Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Salaax Axmed Jaamac ayaa heshiiska Soomaaliya iyo ...
Warkii oo dhan »Fahad Yaasiin oo 5 Fariin ku micneeyay heshiiskii Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhacay Turkiga
Jimco, December, 13, 2024 (HOL) - Taliyihii hore ee Hay'adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa dhowr faaido ka sh...
Warkii oo dhan »Kenya oo sheegtay inay 600 Askari Soomaali kasoo baxsaday dagaalkii Raaskambooni ay dib ugu soo celinayso Muqdisho
Jimco, December, 13, 2024 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay 600 Askari oo Soomaali ah iskana dhiibay degaanka Ishiakani ee xuduudka Keny...
Warkii oo dhan »Midowga Afrika oo soo dhoweeyay heshiiskii ay Ankara ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya
Jimco, December, 13, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Maxamed ayaa soo dhaweeyay heshiiskii ay madaxda Itoobiya iyo Soomaali...
Warkii oo dhan »Shiinaha oo Ka Cadhooday Ka Qaybgalka Taiwan ee Caleemo Saarka Madaxweynaha Cusub ee Somaliland
Jimco, December 13, 2024 (HOL) - Dowladda Shiinaha ayaa si adag u dhaleeceysay booqashada Wasiirka Kuxigeenka Arrimaha Dibadda ee Taiwan, Franco...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo Al-shabaab kala wareeegtay koontooyin ku jireen hal Milyan oo doolar
Jimco, December, 13, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa lagu shaaciyay in Xafiisku uu ku guule...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo ka jawaabtay eedeynta dowladda Fedaraalka ee ah inuu xiriir kala dhaxeeyo Alshabaab
Jimco, December, 13, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenka amniga maamulka Jubbaland Aadan Axmed Xaaji ayaa si adag ugu jawaabay eedeynta dowladda Fed...
Warkii oo dhan »Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku kala saxiixday heshiis muhiim ah
Jimco, December, 13, 2024 (HOL) - Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka ee Xukuumaada Fe...
Warkii oo dhan »Jubaland oo sheegtay inay ka xuntahay dagaalkii ka dhacay Raas-Kambooni kuna baaqday wada hadal
Jimco, December, 13, 2024 (HOL) - Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay aad uga xuntahay dagaaladii ka ...
Warkii oo dhan »