Wararka Maanta
Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Isniin, December 16, 2024 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo la hadlay Warbaahinta...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo Masar uga warbixisay Qodobadii kasoo baxay Shirkii Ankara
Isniin, December 16, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka Masar Dr. Badr Abdel Aty, ayaa khadka taleefoonka kula hadlay dhiggiis...
Warkii oo dhan »NISA oo shacabka Soomaaliyeed uga digtay iney la macaamilaan horjooge Xasan Afgooye
Isniin, December 16, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay hay'adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa shacabka Soomaa...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Gobolka Sanaag oo Faah Faahiyay Dagaalkii Ka Dhacay Ceerigaabo
Isniin, December 16, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha gobolka Sanaag ee Somaliland, Axmed Cabdi Muuse, oo kulan la qaatay taliyayaasha guutooyinka ciid...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo raadineysa $1.42bn si loo ballaariyo howlaha bani'aadanimo ee Soomaaliya
Isniin, December, 16, 2024 (HOL) - Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA ayaa sheegay in uu u ...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka oo ku baaqday in si sharuud la'aan ah loo joojiyo dagaalka Ceerigaabo
Isniin, December, 16, 2024 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta XFS ayaa sheegtay in ay si dhow ula socoto colaa...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya qaraxyo lagu weeraray guryo ku yaala magaalada Muqdisho
Isniin, December, 16, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo miino oo Xalay lagu weeraray guryo ku yaala...
Warkii oo dhan »SSC Khaatumo oo Markale Somaliland Ku Eedaysay Colaada Ceerigaabo
Isniin, December, 16, 2024 (HOL) - Maamulka SSC Khaatumo ayaa sheegtay in Somaliland ay si badheedh ah u beegsatay qaar kamid ah shacabka Ceerig...
Warkii oo dhan »Guddida Arrimaha Dibadda ee Maraykanka oo Loo Gudbiyay Xeer La Doonayo in Lagu Aqoonsado Somaliland
Isniin, December, 16, 2024 (HOL) - Xildhibaan Perry Scott, oo ka tirsan Kongaraska Mareykanka, ayaa Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Wakiillad...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Turkiga oo imaanaya Soomaaliya sanadka cusub ee 2025
Isniin, December, 16, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa soo booqan doona dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya horraan...
Warkii oo dhan »