Wararka Maanta
Natiijada Dhimashada Laba Dhallinyaro oo si Lama Filaan ah Hargaysa ugu Geeriyooday oo La Shaaciyay
Isniin, December 23, 2024 (HOL) - Baadhis uu sameeyay Isbitaalka Wayn ee Hargaysa, ayaa lagu ogaaday in Huda Axmed Sh. Faarax iyo Xamse Axmed Yu...
Warkii oo dhan »Maxaa looga hadlay kulankii Ra'iisul Wasaare Xamse iyo Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka?
Isniin, December 23, 2024 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiski...
Warkii oo dhan »8 Askari oo katirsan ciidamada Kenya oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay meel u dhow xadka Kenya iyo Soomaaliya
Isniin, December 23, 2024 (HOL) - Siddeed askari oo kamid ah ciidamada Kenya ayaa si xun loogu dhaawacay kadib markii gaari ay wateen ay kooxda ...
Warkii oo dhan »Ciidanka Hay'adda Nabadsugida Jubbaland oo ku guuleystay fashilinta qarax miino
Isniin, December 23, 2024 (HOL) - Ciidanka hay'adda Nabad sugida iyo Sirdoonka maamulka Jubbaland ayaa Xalay ku guuleystay iney fashiliyaan miin...
Warkii oo dhan »Fartaag " Madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha ayaa amray inay Ciidamada Dowladda iskaga baxaan Raaskambooni"
Isniin, December 23, 2024 (HOL) - Wasiirka amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Sheekh ismaaciil Fartaag oo la hadlaayay Bulsha...
Warkii oo dhan »Wasiirkii hore ee Batroolka iyo Macdanta oo sharaxaad ka bixiyay waxa keenay xilka qaadistiisa
Axad, December 22, 2024 (HOL) - Wasiirkii hore ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed o...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay Golaha Wasiirrada
Axad, December 22, 2024 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Jubbaland oo dalacsiiyay dalacsiiyay Taliyihii Aagga Waqooyi ee Kismaayo
Axad, December 22, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa maanta darajada Gaashaanle u dalacs...
Warkii oo dhan »Dagaal beeleed khasaare geystay oo ka dhacay degmada Xarfo ee gobolka Mudug
Axad, December 22, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay degmada Xarfo ee gobolka Mud...
Warkii oo dhan »Siciid Deni: Puntland waxay ka war haysaa dadka gacanka saarka laleh argagaxisada, cafis ayay u fidinaysaa xubnihii ka toobad keena
Axad, December 22, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay si buuxda uga war q...
Warkii oo dhan »