Wararka Maanta
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Itoobiya marin badeed laga siinayo badda Cas
Arbaco, December 25, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya marin dhanka badda ah laga siin doono Badda Cas, s...
Warkii oo dhan »Dowladda Eritrea oo sheegtay inay xiriirka u jari doonaan hadii ay cadaato in Soomaaliya ay marin biyood siisay Itoobiya
Arbaco, December 25, 2024 (HOL) - Cabdulqaadir idris oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Eritrea kala taliya Arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay i...
Warkii oo dhan »Dagaal culus oo saaka mar kale ka dhacay magaalada Dacawaley ee Dowlad Degaanka Soomaalida
Arbaco, December 25, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Dacawaley ee Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in saaka uu mar kale dag...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Madaxweyne Ku-xigeennadiisa Koowaad iyo Labaad
Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa caawa ku dhawaaqay magacaabista madaxweyne...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo been abuur ku tilmaamtay eedeyn uga timid Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliya
Talaado, December 24, 2024 (HOL) - War saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Jubbaland waxa ay been abuur ku ti...
Warkii oo dhan »Xulka Qaranka 17 jirada Soomaaliya oo laga soo reebay tartanka Koobka Cecafa
Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Xulka Qaranka 17 jirada Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga soo haray galabta tartanka isreeb reebka AFCON U17 ee...
Warkii oo dhan »Hay'adda Duulista Rayidka oo shaacisay iney baaritaan ku hayso diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo
Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Iyadoo maanta ay hakad ku jireen howlahii duulimaadyada diyaaradaha ee magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo ay...
Warkii oo dhan »Sirdoonada Soomaaliya iyo Itoobiya oo iska kaashanaya inay difaacaan heshiiskii lagu saxiixay Ankara
Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Talisyada Sirdoon ee Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa ayaa waxa ay...
Warkii oo dhan »Dowladda Itoobiya oo iska fogeysay inay ku lug lahayd dagaalkii shalay ka dhacay Doolow
Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa si weyn uga xumaatay eedeymo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Fede...
Warkii oo dhan »Xabad joojin nabadeed oo laga gaaray colaad maalmihii ugu dambeeyay ka taagnayd Waqooyiga Mudug
Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Xabbad joojin nabadeed ayaa laga gaaray colaad maalmihii ugu dambeeysay ka taagnayd deegaanka Xarfo (Buuryaqa...
Warkii oo dhan »