Wararka Maanta
Axmed Madoobe: Dowladda Federaalku waxay isku beddeshay shirkad Xamar kaliya ka shaqeysa
Arbaco, February 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si adag u dhaliilay Hoggaanka Dowla...
Warkii oo dhan »Qoysas Soomaaliya oo Dowladda ka dalbaday inay Sacuudiga kala xaajooto Soomaali Dil kuxuman
Arbaco, February 19, 2025 (HOL) - Waxaa Maanta magaalada Muqdisho ka dhacay dibad baxyo ay dhigeen Qoysaska muwaadiniin Soomaaliyeed oo xukun di...
Warkii oo dhan »Ciidanka xooga dalka oo burburiyay fariisimo Al-shabaab ku lahayeen deegaano ka tirsan Bakool
Arbaco, February 19, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay...
Warkii oo dhan »Odayaasha Mandheere " Nin Khaat cuna Gabar lama siin doono, Salaadda Janaasadana laguma tukan doono"
Arbaco, February 19, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degaanka Sala ee is maamulka Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya gaar ahaan magaalada Mandheera ...
Warkii oo dhan »Wajigii koowaad ee wada-xaajoodyada farsamo ee u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya oo ka dhacay Ankara
Arbaco, February 19, 2025 (HOL) - Waxaa magaalada Ankara ka dhacay wareegii koowaad ee wada-hadallada dhinaca farsamada ee u dhexeeya Itoobiya i...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo Turkiga kala hadashay horumarinta iyo dib u dhiska Dekadaha dalka
Arbaco, February 19, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamuud Aadan Geesood ayaa ...
Warkii oo dhan »Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo ka dhacay Koonfurta gobolka Mudug
Arbaco, February 19, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Galmudug iyo ciidamada deegaanka...
Warkii oo dhan »Puntland oo dalkooda ku celisay tahriibayaal Ethiopian ah oo isku dayay inay soo galaan degaanada Puntland
Arbaco, February 19, 2025 (HOL) - Ciidanka amniga Puntland ayaa gacanta ku dhigay koox tahriibayaal ah oo ka soo jeeda Itoobiya kuwaas oo si sha...
Warkii oo dhan »Howlgalka Midowga Yurub ee Xeebaha Soomaaliya oo sheegay in Burcad badeed ay weerareen Markab laga leeyahay Yemen
Arbaco, February 19, 2025 (HOL) - Howlgalka ciidamada Midowga Yurub ee loo soo gaabiyo EUNAVFOR ee lagu sugayo ammaanka xeebaha Geeska Afrika ay...
Warkii oo dhan »Maamulka Degmada Ceelbuur oo sheegay in Shacabka go'aansadeen inay iska dulqaadan Al shabaab
Arbaco, February 19, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud Nuur Xasan Guutaale ayaa sheegay in shacabka degmada ay goaa...
Warkii oo dhan »