Wararka Maanta
Booliska Soomaaliya oo baadi goobaya rag baxsad ah oo ku eedeysan dil
Sabti, February 22, 2025 (HOL) - Bayaan ay soo saareen Taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa lagu sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay ka do...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo Maanta dib ula wareegay deegaanada Ceelbaraf iyo Miirtaqwa
Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa goordhaw dib ula wareegay gacan ku he...
Warkii oo dhan »Ciidamada Dowladda oo ku wajahan Deegaanka Ceel Baraf oo Al shabaab ay la wareegeen maalintii shalay
Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Ciidamo aad u farabadan waxa ay geysay degaano katirsan Gobolka Shabeellaha...
Warkii oo dhan »Howlgal ka dhacay gobolka Mudug oo lagu dilay horjoogeyaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab
Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysan oo ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaan ku qa...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo shaacisay in madaxweynaha Puntland uu diidan yahay in dowladda ka caawiso dagaalka Daacish
Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Wasiirka arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in madaxwey...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo Sacuudiga kala xaajooneysa in Soomaalida ku xiran loogu soo wareejiyo Soomaaliya
Jimco, February 21, 2025 (HOL) - War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimaha ...
Warkii oo dhan »Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo kala hadlay Madaxweynaha Koonfur Galbeed in la qabto doorasho loo wada dhan yahay
Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Ambassador Richard H. Riley safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa kala hadlay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Ga...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi oo beeniyay in Ra'iisul wasaarihii hore Soomaaliya loo diiday warqada habraaca Basaaboorka Diplomaasiga ee uu ku safri lahaa
Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in aysan jirin wax diidma ah oo lagu samee...
Warkii oo dhan »Jubaland oo gogol nabadeed kala dhex dhigtay 3 beel oo ku dagaalantay Degmada Luuq
Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowladda Ju...
Warkii oo dhan »Rooble oo gaaray Koonfur Afrika, Xili loo diiday qaadashada Baasaboorka Diplomaasiga
Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Warar aan helnay ayaa sheegaya in Dowladda Soomaaliya ay u diiday Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxa...
Warkii oo dhan »