Wararka Maanta
Hoggaamiyeyaasha kooxda RSF oo isku dayaya inay xakameeyaan fadeexaddii Xasuuqii El-Fasher
Jimco, November 7, 2025 (HOL) - Warbixin ay baahisay waaxda BBC Verify ayaa daaha ka qaaday in hoggaanka ciidamada RSF (Rapid Support Forces) ee...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Qoyska oo Cambaareysay Dhacdadii Hooyo ku Umushay Afaafka Hore ee Cisbitaalka Banaadir
Jimco, November 7, 2025 (HOL) - Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya ayaa maanta si kulul u cambaareysay dhacdo mur...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo ka qaybgalay soo saarista natiijada dalalka ay colaadaha saameeyeen
Jimco, November 7, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dowladda Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qaybgalay daahfurka Dukumeentig...
Warkii oo dhan »Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya oo Heshiis Iskaashi la Saxiixday Dhigiisa Sacuudiga
Jimco, November 7, 2025 (HOL) - Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulqaadir Cali, ayaa kulan muh...
Warkii oo dhan »Wasiirka Caafimaadka oo goordhaw booqasho deg deg ah ku tagay Isbitaalka Hooyada iyo dhallaanka Banaadir
Jimco, November 7, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Xaaji Aadan oo booqasho deg deg ah ku taga...
Warkii oo dhan »Puntland oo si adag u beenisay iney ku lug leedahay dagaalada sokeeye ee ka socda dalka Suudaan
Jimco, November 7, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyada maamulka Puntland ayaa ...
Warkii oo dhan »Dad shacab ahaa oo goordhaw aano qabiil loogu dilay gobolka Galgaduud
Jimco, November 7, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay goordhaw ku...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo baaritaan ku sameenaysa hooyo ku hor umushay irida hore Isbitaalka Banaadir
Jimco, November 7, 2025 (HOL) - Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay bilowday baaritaan degdeg ah ...
Warkii oo dhan »Hooyo Soomaaliyeed oo ku umushay iridda hore Isbitaalka Banaadir
Jimco, November 7, 2025 (HOL) - Dhacdo murugo leh ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho kadib markii hooyo Soomaaliyeed ay ku hor umushay iridda ho...
Warkii oo dhan »Bangiga Adduunka oo Soomaaliya ka bilaabaya mashruuc $112 milyan ah oo dhalinyarada shaqo u abuuri doona
Khamiis, November 6, 2025 (HOL) - Bangiga Adduunka ayaa shaaciyey mashruuc cusub oo $112 milyan ah oo loogu talagalay in lagu abuuro 28,000 oo s...
Warkii oo dhan »