Wararka Maanta

Muwaadin Soomaali ah oo lagu xiray dalka Bangladesh

Muwaadin Soomaali ah oo lagu xiray dalka Bangladesh

MAR 22, 2025

 Sabti, Maarso 22, 2025 (HOL) - Ciidamada Ilaalada Xuduudaha ee dalka Bangladesh (BGB) ayaa xiray muwaadin Soomaali ah oo isku dayay inuu si shar...

Warkii oo dhan »
Koonfur Galbeed oo gacanta ku dhigtay muqaal duube ka tirsan warbaahinta Al shabaab

Koonfur Galbeed oo gacanta ku dhigtay muqaal duube ka tirsan warbaahinta Al shabaab

MAR 22, 2025

 Sabti, Maarso 22, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Degmada Waajid ayaa sheegay in ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ka hor tageen...

Warkii oo dhan »
Ciidanka amaanka ee magaalada Baardheere oo toogasho ku dilay nin doonayay inuu dil ka geysto gudaha magaaladaas

Ciidanka amaanka ee magaalada Baardheere oo toogasho ku dilay nin doonayay inuu dil ka geysto gudaha magaaladaas

MAR 22, 2025

 Sabti, Maarso 22, 2025 (HOL) - Ciidamada amaanka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa Xalay toogasho ku dilay nin la sheegay inuu ka tirsan...

Warkii oo dhan »
Soomaalida ku nool Wajeer oo ka cabanaya cudurka Kelyo fadhiisiga oo aad ugu soo badanaya Gobolka Waqooyi Bari Kenya

Soomaalida ku nool Wajeer oo ka cabanaya cudurka Kelyo fadhiisiga oo aad ugu soo badanaya Gobolka Waqooyi Bari Kenya

MAR 22, 2025

 Sabti, Maarso 22, 2025 (HOL) - Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in Cudurka kelyo fadhiisiga uu aad ugu soo badanayo muddooyinkii u dambeeyay...

Warkii oo dhan »
Xuska maalinta Takoorka oo sanadkaan hal ku dhig looga dhigay dhiirigelinta sinnaanta iyo ixtiraamka dadka oo dhan

Xuska maalinta Takoorka oo sanadkaan hal ku dhig looga dhigay dhiirigelinta sinnaanta iyo ixtiraamka dadka oo dhan

MAR 21, 2025

 Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - Xarunta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo war kasoo saartay maalinta caalamiga ah ee isir naceeybka ayaa markale...

Warkii oo dhan »
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Xukuumaddu u guuri doonto jiidaha hore dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Xukuumaddu u guuri doonto jiidaha hore dagaalka lagula jiro Al shabaab

MAR 21, 2025

 Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga h...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay qabsashada Ciidamada Sudan ee Magaalada Khartoum

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay qabsashada Ciidamada Sudan ee Magaalada Khartoum

MAR 21, 2025

 Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa soo dhoweeysay qabsashada Ciidamada Mili...

Warkii oo dhan »
Abiy Axmed: Itoobiya ma rabto in ay dagaal la gasho Ereteriya si ay bad u hesho

Abiy Axmed: Itoobiya ma rabto in ay dagaal la gasho Ereteriya si ay bad u hesho

MAR 21, 2025

 Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in dalkiisu aanu rabin in uu dagaal la galo waddanka Ereteriya si uu u...

Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda Sudan oo la wareegay guud ahaan Caasimadda Khartoum

Ciidamada dowladda Sudan oo la wareegay guud ahaan Caasimadda Khartoum

MAR 21, 2025

 Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - Wasiirka warfaafinta Sudan ayaa sheegay in ciidamada Qaranka ay la wareegeen guud ahaan gacan ku haynta magaalada...

Warkii oo dhan »
Taliska Militariga Soomaaliya oo so bandhigay magacyada horjoogayaal iyo Nabadoono ka tirsan Al shabaab oo duqeyn lagu dilay

Taliska Militariga Soomaaliya oo so bandhigay magacyada horjoogayaal iyo Nabadoono ka tirsan Al shabaab oo duqeyn lagu dilay

MAR 21, 2025

 Jimco, Maarso 21, 2025 (HOL) - Taliska Militariga Soomaaliya ayaa war uu soo saaray ku faah faahiyay magacyada horjoogayaal iyo nabadoono ka tir...

Warkii oo dhan »