Wararka Maanta

Ciidamo Macawiisleey ah oo u dhaqaaqay xureynta deegaanka Alkowsar ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidamo Macawiisleey ah oo u dhaqaaqay xureynta deegaanka Alkowsar ee gobolka Shabeellaha Dhexe

MAR 24, 2025

 Isniin, Maarso 24, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo aad u tira badan oo ah kuwa difaaca ...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo sheegay inay Dowladda Soomaaliya ku garab taagan yihiin dagaalka Al shabaab

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo sheegay inay Dowladda Soomaaliya ku garab taagan yihiin dagaalka Al shabaab

MAR 24, 2025

 Isniin, Maarso 24, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay inay Dowladda Soomaaliya ku garab taagan yihiin da...

Warkii oo dhan »
Booliska Kenya oo ka hadlay weerar ay Al shabaab ku qaadeen magaalada Gaarisa

Booliska Kenya oo ka hadlay weerar ay Al shabaab ku qaadeen magaalada Gaarisa

MAR 24, 2025

 Isniin, Maarso 24, 2025 (HOL) - War kasoo baxay Taliska Booliska Kenya ayaa lagu sheegay in rag hubeysan oo ka tirsan Kooxda Al shabaab ee ka da...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra'iisul wasaarihiisa oo Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Midowga Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra'iisul wasaarihiisa oo Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Midowga Afrika

MAR 23, 2025

Axad, Maarso 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa ku qaabilay Aqalka Villa Sooma...

Warkii oo dhan »
Magaalada Jigjiga iyo magaalooyin kale oo Itoobiya ah oo habeenkii shanaad koronto la'aan ah

Magaalada Jigjiga iyo magaalooyin kale oo Itoobiya ah oo habeenkii shanaad koronto la'aan ah

MAR 23, 2025

 Axad, Maarso 23, 2025 (HOL) - Magaalooyinka Jigjiga, Dhagaxbuur, Fiiq, Diridhaba iyo Harar ayaa habeenkii shanaad mugdi ku jira, kadib markii ay...

Warkii oo dhan »
NISA oo Baydhabo kusoo bandhigtay 10 xubnood oo ka tirsanaa Al-shabaab oo isa soo dhiibay

NISA oo Baydhabo kusoo bandhigtay 10 xubnood oo ka tirsanaa Al-shabaab oo isa soo dhiibay

MAR 23, 2025

 Axad, Maarso 23, 2025 (HOL) - Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay m...

Warkii oo dhan »
Hay'adda NIRA oo beenisay in deegaano ka tirsan Puntland ay ku dartay Galmudug

Hay'adda NIRA oo beenisay in deegaano ka tirsan Puntland ay ku dartay Galmudug

MAR 23, 2025

 Axad, Maarso 23, 2025 (HOL) - Warsaxaafadeed ay soo saartay hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta dowladda Federaalka Soomaaliya ee NIRA ayaa ...

Warkii oo dhan »
Puntland: Xasan Sheikh markastoo uu yimaado xilka wuxuu colaad ka abuuraa magaalada Gaalkacyo

Puntland: Xasan Sheikh markastoo uu yimaado xilka wuxuu colaad ka abuuraa magaalada Gaalkacyo

MAR 23, 2025

 Axad, Maarso 23, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Sheikh Cali (Jifojabsade), ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soo...

Warkii oo dhan »
Wiil Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Tottenham ee dalka Ingiriiska

Wiil Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Tottenham ee dalka Ingiriiska

MAR 23, 2025

 Axad, Maarso 23, 2025 (HOL) - Sida ay xaqiijiyeen booliiska magaalada Tottenham ee carriga Ingiriiska, wiil dhallinyaro Soomaali ah ayaa Khamiis...

Warkii oo dhan »
Burcad badeedda Soomaalida oo sii daayay Doon u afduubnayd oo laga leeyahay Yemen

Burcad badeedda Soomaalida oo sii daayay Doon u afduubnayd oo laga leeyahay Yemen

MAR 23, 2025

 Axad, Maarso 23, 2025 (HOL) - Doon Kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Yemen, laguna magacaabo Al-Hidaaya, taasoo 16-kii bishii Maarso laga afduu...

Warkii oo dhan »