Wararka Maanta
Puntland: Shakhsiyaadka ka qeyb galay shirka Muqdisho ma metelaan shacabka Puntland
Arbaco, Juun 18, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay shakhsiyaadka deegaanadeeda ka tagay ee ka qeyb galaya shirka wadatashiga ee Muqdisho ka so...
Warkii oo dhan »150 Qof oo Lagu Dilay Weerar Hubeysan oo ka Dhacay Waqooyiga dalka Nijeeriya
Arbaco, Juun 18, 2025 (HOL) - Tirada dadka ku dhintay weerar hubeysan oo ay rag hubeysan ka fuliyeen deegaanka Yelewata ee gobolka Benue, ee Waq...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo baaq u dirtay muwaadiniinteeda ku nool waddanka Iran ee hada dagaalku ka socdo
Arbaco, Juun 18, 2025 (HOL) - Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah ugu baaqday muwaadiniinta Soomaal...
Warkii oo dhan »Iran oo Diyaarisay Hubkii Ay Ku Weerari Lahayd Saldhigyada Maraykanka ee Bariga Dhexe
Arbaco, Juun 18, 2025 (HOL) - Warbixin cusub oo ay daabacday The New York Times ayaa daaha ka rogtay cabsi sii kordheysa oo laga qabo in Marayka...
Warkii oo dhan »Ilhaan Cumar oo sheegtay in Mareykanku isu beddelay mid ka mid ah dalalka ugu xun dunida
Arbaco, Juun 18, 2025 (HOL) - Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka, kana tirsan xisbiga Dimuqraadiga, kuna matasha gobo...
Warkii oo dhan »Shir looga hadlaayo dib u eegista Siyaasadda Qaranka ee Maareynta Masiibooyinka oo Muqdisho ka furmay
Arbaco, Juun 18, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa magaalada Muqdi...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirkii ugu horreeyay ee Ururka Caalamiga ah ee Daryeelka Duurjoogta oo lagu qabtay dalka india
Arbaco, Juun 18, 2025 (HOL) - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji, ayaa ka qeybgalay s...
Warkii oo dhan »Soomaalida ku Sugan Iran oo Ka Walaacsan Colaadda Sii Xumaanaysa ee u Dhaxeysa Iran iyo Israa’iil
Talaado, Juun 17, 2025 (HOL) - Dadka Soomaalida ah ee ku sugan waddanka Iran ayaa ka walaacsan colaadda sii xoogaysato ee u dhaxaysa Iran iyo Is...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la dilay horjoogihii ugu sarreeyay Al shabaab ee shirqoolada iyo Dilalka
Talaado, Juun 17, 2025 (HOL) - Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa xaqiijiyay geerida Cabaas Maxamed Hool oo ka mid ahaa saraakiisha sar sare...
Warkii oo dhan »Kenya iyo Finland oo ku baaqay in la sii wado taageerada caalamiga ah ee geeddi-socodka nabadda Soomaaliya
Talaado, Juun 17, 2025 (HOL) - Dowladaha Kenya iyo Finland ayaa si adag u muujiyay baahida degdegga ah ee lagu sii wado taageerada caalamiga ah ...
Warkii oo dhan »