Wararka Maanta
Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay howgal qorsheysan oo laga fuliyay guri ku yaala degmada Aadan Yabaal
Jimco, Juun 20, 2025 (HOL) - Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysn oo...
Warkii oo dhan »Itoobiya iyo Howlgalka AFRICOM oo kawada hadlay xoojinta dagaalka Al shabaab iyo Daacish
Jimco, Juun 20, 2025 (HOL) - Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku qaabilay magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya taliyaha...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobeey oo ku baaqday in laga hortago kuwa gacan kahadalka Jinsiga ka geeysta Soomaaliya
Jimco, Juun 20, 2025 (HOL) - Qaramada Midoobay (QM) oo xuseeysay maalinta caalamiga ah ee ciribtirka xadgudubyada Jinsiga la xiriira ee Soomaali...
Warkii oo dhan »Donald Trump oo laba todobbaad gudahood go'aan kaga gaadhaya in uu weerar ku qaado Iran
Jimco, Juun 20, 2025 (HOL) - Dowladda Israa’iil ayaa Khamiistii sheegtay inay doonayso in Maraykanku gacan ka siiyo weerarrada ay ku hayso xar...
Warkii oo dhan »Taliyihii hore ee NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe oo dib loogu doortay kursiga HOP058
Jimco, Juun 20, 2025 (HOL) - Taliyihii hore ee hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya (NISA), Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe)...
Warkii oo dhan »Cali Cabdullaahi Cosoble "Dastuurku Qur'aan maaha, waxaan jeclaan lahaa inaan arko Hiiraan oo maamul goboleed gaar ah"
Jimco, Juun 20, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa madaxda dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Xildhib...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo codsatay cid kaste oo kaalin ka qaadan karta in Puntland loo fasaxo mashaariicdeeda
Jimco, Juun 20, 2025 (HOL) - Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo dhoweynayso cid kasta oo gacan ka gey...
Warkii oo dhan »Rag looga shakisan yahay Al shabaab oo shaqaale ka afduubtay dalka Kenya
Jimco, Juun 20, 2025 (HOL) - Labo ka mid ah shaqaalaha dhagaxa qoda ayaa dabley looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin al-Shabaab ka afduub...
Warkii oo dhan »Wefti iskugu jira saraakiil iyo madax kale oo ka socda Maraykanka oo soo gaadhay Somaliland
Khamiis, Juun 19, 2025 (HOL) - Wefti sare oo uu hoggaaminayaan Danjiraha Maraykanka ee Soomaaliya, Danjire Richard Riley, iyo Taliyaha Guud ee C...
Warkii oo dhan »War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Gogosha Wadatashiga oo maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho
Khamiis, Juun 19, 2025 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii gogoshada wadatashiga qaran ee afartii cisho ee las...
Warkii oo dhan »