Wararka Maanta
Turkiga oo si Weyn u xoojinaya doorkiisa siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Soomaaliya
Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) - Turkiga ayaa si xooggan u kordhinaya saameyntiisa siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Soomaaliya, iyadoo si rasmi...
Warkii oo dhan »Puntland oo faahfaahin ka bixisay markab laga shakiyay oo lagu arkay xeebaheeda
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliska Puntland, ayaa fuliyay howlgal amni oo lagu baarayay markab laga shakiyay oo kusoo xirta...
Warkii oo dhan »Somaliland iyo Taiwan oo maalmaha soo socda kala saxeexan doona heshiis iskaashi oo dhinaca bada ah
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Taiwan ayaa qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Somaliland, oo uu hoggaamina...
Warkii oo dhan »Xildhibaanada Mucaaradka oo shaaciyay in natiijo la'aan kusoo dhamaadeen shirarkii u dhaxeeyay madaxweynaha iyo Mucaaradka
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - Xildhibaanada mucaaradka ee ku mideysan Golaha Samatabixinta Qaranka ayaa maanta warsaxaafadeed ay soo saareen k...
Warkii oo dhan »Ciidanka Gaashaan oo Burburiyey Kaydka Qaraxyada Al Shabaab ay Ku Lahaayeen degaanka Dhanaane
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan, oo hoos taga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa xalay fuliyey ...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay in markab kale oo laga cabsi qabo inuu Hub sido uu ku sugan yahay meel u dhow xeebaha Bareedo
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in markab kale oo wata calanka dalka Comoros uu haatan ku sugan yahay meel qiyaastii 15 m...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Ereteriya oo Digniin Adag u Diray Itoobiya xili laga cabsi qabo in dagaal uu ka dhex qarxo labada dal
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dalka Ereteriya, Isaias Afwerki, ayaa si kulul ugaga digay Itoobiya in ay mar kale isku daydo in ay...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada Jubbaland oo Xukun Ku Riday 4 Haween ah oo Lagu Eedeeyay Basaasnimo
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland ayaa xukun ka soo saartay dacwad ciqaabeed oo...
Warkii oo dhan »Hoggoomiye Cali Jeyte oo sharaxaad ka bixiyay sababta uu u tagay magaalada Jigjiga
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - U qeybsanaha xafiiska Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ee arrimaha ciidanka difaaca deegaanka ee loo ...
Warkii oo dhan »Alshabaab oo saddex askari oo Kenyan ah ku dilay qarax ka dhacay Lamu
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - Ciidamada difaaca Kenya ayaa xaqiijiyay in saddex askari oo ka tirsan KDF lagu dilay, tiro kalena lagu dhaawacay...
Warkii oo dhan »