Wararka Maanta
Safiirka Soomaaliya Ee Masar Oo Ka Qayb Galay Kulan Degdeg Ah Oo Looga Hadlayay Go'doominta Gaza
Arbaco, Luulyo 23, 2025 (HOL) - Danjire Cali Cabdi Awaare, Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya ...
Warkii oo dhan »Iskaashi Cusub oo Dhexmaray Soomaaliya iyo Switzerland si loo Horumariyo Adeegyada Socdaalka iyo Amniga Xuduudaha
Arbaco, Luulyo 23, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya iyo dowladda Switzerland ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo lagu horumar...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay dagaal culus oo maanta ka dhacay Baladxaawo
Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) - Wasaaradda amniga gudaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay dagaal geystay k...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo ku dhawaaqday iney si buuxdo ula wareegtay magaalada Baladxaawo
Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) - Maamulka Jubbaland ayaa goordhaw ku dhawaaqay in ciidamada Jubbaland ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Soomaaliya oo ka dhiidhisay taageerada ay xildhibaanno shisheeye u muujinayaan Somaliland
Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay walaaca laga qabo midnimada dalka, isagoo eede...
Warkii oo dhan »Puntland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka inay duullaan ku qaadday degmada Baladxaawo
Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) - Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Cabdi Nuur Maxamed, ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soo...
Warkii oo dhan »Booliiska Somaliland oo ka warbixiyay dil habeenkii Axadda laba dhallinyaro ah loogu geystay magaalada Hargeysa
Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) - Booliiska Somaliland ayaa sheegay in aan weli la qaban ninka loo haysto in uu habeenkii Axadda laba dhallinyaro ah ku...
Warkii oo dhan »Gedo: Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Jubaland oo ka socda Degmada Balad Xaawo
Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) - Dagaal culus ayaa ka qarxay degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo ee Soomaaliya, kaddib markii dowladda federaalk...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay gurmad abaareed oo degdeg ah kadib abaaro ku dhuftay qaar ka mid ah gobollada
Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo abaareed, isag...
Warkii oo dhan »Turkiga oo si Weyn u xoojinaya doorkiisa siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Soomaaliya
Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) - Turkiga ayaa si xooggan u kordhinaya saameyntiisa siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Soomaaliya, iyadoo si rasmi...
Warkii oo dhan »